QORMOOYINKII U DANBEEYAY

IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 4aad   W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)

IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 4aad W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi) moallem10@hotmail.com     Sheeko gaaban: Tartan dhexmaray wiil iyo aabbihii Waxaa immin hore ka dhacday meel ka mid ah deegaamada baadiyaha Soomaalida, gaar ahaan kuwooda reer guuraaga...

ADDUUN WAA HAR LABADIISE GELIN! W-Q Abdulle Abdi Karim

ADDUUN WAA HAR LABADIISE GELIN! Nin ganacsade ah oo maalqabeen ah oo magaalada Muqdisho ku noolaa. Wuxuu habeen iyo maalin u shaqayn jiray sidii uu maal iyo hanti badan u heli...

Aamusnaanta Qalbiga W/Q Kaltuun Jaamac Axmed ( Negaad)

  Aamusnaanta Qalbiga Aamusnanta qalbigu waa habdhaqan iyo dabeecad u gaar ah dadka qaarkiis, balse, Inta badan bulshada soomaaliyeed ma fahmaan qofka aamuska badan. Waayo  waxa ay u arkan  qof liita oo...

Dhafane W/Q. Dayax Axmed Iley

Dhafane Qof kastaa waa dhowr qof oo isku dhex jira. Taas macneheedu ma aha in uu qofku dhowr wajileyahay, ee waa sunnada nolosha sidaasi. Hal qof ayaa mari kara dhowr...

 IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 3aad  W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)

IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 3aad W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi) moallem10@hotmail.com   Sheeka Gaaban: Dhagarqabihii lagu dheefsaday! “Magan siintii Meyre, Manfac iyo Milgaa laga helay” Waa dhacda ku aadan ammin haddeer laga joogo qarni iyo bar...

Damac Dad iyo… W-Q Abdulle Abdi Karim

  Damac dadeed 🐓** Beri baa nin lahaa digaag maalin kasta hal ukun u dhasha. Ukuntaas ayaa ninka noloshiisa wax badan ka beddeshay, marna suuqa ayuu ku iibin jiray, marna isaga...

BUUGAAG IIB AH

SHEEKOOYIN

BUUGAAG IIB AH

MAQAL & MUUQAAL

AF-SOOMAALIGU WAA DHAQAN-SIDE

0
Maqaalkan kooban wuxuu ka jawaabayaa qormo uu qoray saaxiibkay Ahmed Abdihadi, kaas oo uu ku soo bandhigay dood xoog badan. Wuxuu qabaa in manhajka qaranka...

QORAAL + MUUQAAL: Maansada Gablan Oo War-celin U Ah Maansadii Gurbood Ee Ay Curisey...

0
Maansada Gablan waxa curiyey Ibraahiim Cismaan Afrax (Nolosha). waxay jawaab u aheyd maansadii Gurbood ee dhawaan ay tirisey hal-abuurad Hodan Sheekh Cumar. Hodan waxay...

” Dhegeyso” Maansada Galoof W/T Abwaan Muxumad Indhageelle

0
  Waa maanso cusub waxay ka hadlaysaa xoogga ama tamarta ay midnimadu u leedahay ummadda. WT: Muxumad Indhageelle Ka bogasho wacan ------ .....Gu’ya dayr waqey Gabayaan tirshaa Gabbalkii dhacaba Waan goohi uun Uurku...

CURIS