Gud. Xuseen

82 articles

IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 4aad   W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)

IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 4aad W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi) moallem10@hotmail.com     Sheeko gaaban: Tartan dhexmaray wiil iyo aabbihii Waxaa immin hore ka dhacday meel ka mid ah deegaamada baadiyaha Soomaalida, gaar ahaan kuwooda reer guuraaga...

Dhafane W/Q. Dayax Axmed Iley

Dhafane Qof kastaa waa dhowr qof oo isku dhex jira. Taas macneheedu ma aha in uu qofku dhowr wajileyahay, ee waa sunnada nolosha sidaasi. Hal qof ayaa mari kara dhowr...

 IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 3aad  W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)

IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 3aad W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi) moallem10@hotmail.com   Sheeka Gaaban: Dhagarqabihii lagu dheefsaday! “Magan siintii Meyre, Manfac iyo Milgaa laga helay” Waa dhacda ku aadan ammin haddeer laga joogo qarni iyo bar...

 IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 2aad  W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)                                  

IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 2aad W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi) moallem10@hotmail.com   Dadka qaar beenta ayey runta ka jecelyihiin Dhacdo dhab ah: Dadku beenta rumeysan ogaa, Runtana diidi ogaa! Dadka qaar badan, waa u jilcan yihiin...

IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 1aad B     W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)

IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 1aad B W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi) moallem10@hotmail.com   Dad badan kuma baraarugsano, in jidka suubban ka fudud yahay ama ka gaaban yahay jidadka xunxun. Qaadista jidadka xun,dad badan ayaa...

Hambalyada Qalinjebinta Ina Cubtan

”Waxa aan indhuhu qaban Dareen baan ku eegaa!” Bashiir M. Xersi ’Ina Cubtan’ Waa Bashiir M. Xersi (Ina Cubtan) oo sidoo kale loo yaqaan jiray (Bashiir Diraac), Waa qofka aan rabo...

Maansada: IILASHO Curintii: Dr. Amina Shariif Xasan

Maansada: IILASHO Maansadan ‘Iilasho’ waxay qayb ka Tahay maansooyinka baroordiiqda ah, ee loogu baroordiiqayo buuni Cali Jimcaale Axmad, oo geeriyooday maarso 31, 2026, Eebbe ha u raxmado. Maansada waxaa curiyey...

IS-diiddooyinka nolosha Q. 1aad   W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)                                        

                                  IS-diiddooyinka nolosha Q. 1aad                 W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)                                         moallem10@hotmail.com   Adduun iyo Aakhiro, Shar iyo Khayr,  Jaceyl iyo Naceyb, Samaan iyo Xumaan, Qurux iyo Fool xumo, Iftiin iyo Mugdi,...

GORFAYN KOOBAN BUUGGA QORI-ISMARIS W/Q. Xuseen Wadaad

GORFAYN KOOBAN BUUGGA QORI-ISMARIS Magaca buugga, waa mid soo jiidasho leh, micno iyo mug waynna gudbinayo. Waa saddex eray oo isku wada xirmaya una baahan uun in xarriiq lagu xijiyo qori-,...

Ciid suuban-ciid wanaagsan

Ciid suuban ciid wanaagsan Bahda Laashin waxa ay ugu hambalyeynaysaa Dhammaan bulshada soomaaliyeed munaasibada Ciidul adxa oo ku beegan 27 Bisha May 2026ka. Waxa ay bahda Laashin u hambalyeynaysaa dhammaan saaxiibada...

SHEEKOOYIN