La jaanqaadka waayaha
Waxaa dabiici ah in wax kasta oo cusub, marka ugu horreysa, laga cabsado ama laga shakiyo
Dadku waxay inta badan ka baqaan wax aysan weli fahmin adeegsigooda, halka...
6- dan jaranjaro ama marxalladood yaa fure ah dambi baadhista oo ay martaa waana kuwan:
1. Marka la qabto ashkato/ dacwad ama wax lagu soo wargeliyay bileyska.
2. In la qorsheeyo...
Waa maxay calaamadaha garaadbadniddu?
Sifadda ugu wayn ee ay leeyihiin dadka maskaxda badani iyo summadda ugu wayn ee lagu garto qofka garaadka badan , waa inuu awood u leeyahay inuu...
maxay yihiin tabaha maskaxeed ee ugu wacan, si aan u horumariyo diiradsaaridda marka wax la akhrinaayo?
Marka aad rabto inaad horumariso diiradsaaridaada , inta badan waxay ku sahabsan tahay maskaxdaada...