Qormooyin

Damac Dad iyo… W-Q Abdulle Abdi Karim

  Damac dadeed 🐓** Beri baa nin lahaa digaag maalin kasta hal ukun u dhasha. Ukuntaas ayaa ninka noloshiisa wax badan ka beddeshay, marna suuqa ayuu ku iibin jiray, marna isaga...

YAA KA DANBEEYA OLOLAHA: W-Q : Maxmud Adan Jaamuus

Yaa ka Danbeeya Ololaha Ragga iyo Dumarka Soomaaliyeed isku Diraya, oo Dumarka Soomaalida ku Dhiirigelinaya in ay Nimanka Shisheeyaha Doontaan. Waxaa qoray; Maxmuud Aadan Jaamuus Dhawrkii maamlmood ee la soo dhaafay, waxaa baraha bulshada, gaar...

Hooyadu waa lama huraan W-Q Abdulle Abdi Karim

Hooyadii Wax Walba U Hurtay Wiilkeeda Waxay ahayd dabayaaqadii siddeetamaadkii. Tuulo yar waxaa ku noolayd haweeney noloshu si adag u imtixaantay, balse aan marnaba u jabin. Hooyad waxa ay heysatay ilmo...

DABIN IYO DAKANO Q-4aad W-Q : Abdulle Abdi Karim

Dabin iyo Dakano Q/4aad Markii gabalku dhacay, Hooyo Xaadsan iyo caruurteedii oo shillinkii u danbeeyay beeqaaminaya ayaa go'aansaday guri mar hore laga guuray oo burbursan in ay dugsadaan habeenkaa subiciina...

Hambalyada Qalinjebinta Ina Cubtan

”Waxa aan indhuhu qaban Dareen baan ku eegaa!” Bashiir M. Xersi ’Ina Cubtan’ Waa Bashiir M. Xersi (Ina Cubtan) oo sidoo kale loo yaqaan jiray (Bashiir Diraac), Waa qofka aan rabo...

Maansada: IILASHO Curintii: Dr. Amina Shariif Xasan

Maansada: IILASHO Maansadan ‘Iilasho’ waxay qayb ka Tahay maansooyinka baroordiiqda ah, ee loogu baroordiiqayo buuni Cali Jimcaale Axmad, oo geeriyooday maarso 31, 2026, Eebbe ha u raxmado. Maansada waxaa curiyey...

Waqtiga iyo Wacyiga Dadka, W-Q: Abdulle Abdi Karim

Waxaa jiray nin dhalinyaro ah oo lumiyay wax kasta oo uu haystay.  Saboolnimo ayaa si lama filaan ah noloshiisa u soo gashay, balse imaanshaheedu waxay beddeshay wax walba ee uu...

DABIN IYO DAKANO Q-3aad W-Q: Abdulle Abdi Karim

Q-3aad Markii tacsidii ay dhammaatay saq dhexe ayey Axmed Dhoore iyo ciidan uu wato gurigii Jimcaale Wehliye yimaadeen, waxa ayna la baxeen curadda Xaadsan Muna iyo walaasheed oo iyana 21...

DABIN IYO DAKANO W-Q:Abdulle Abdi Karim

Muqdisho iyo maalmihii Axmed. Q-2aad Axmed waxa uu ku dagay adeerkii Mire iskuulka dadka waaweyn baa la geeyay, waxba wuu fahmi waayay waxa la geeyay garaash baabuurta lagu sameeyo reerka...

DABIN IYO DAKANO W-Q: Abdulle Abdi Karim

Ammintu waa abbaar ku beegan 1980kii Reer Aw Jimcaale oo ka soo qaxay arrin halis ah oo deegaankooda ku qabsatay, Adduun waa wax walbaale adigoo nabad ku seexday ayey...

SHEEKOOYIN