La jaanqaadka waayaha
Waxaa dabiici ah in wax kasta oo cusub, marka ugu horreysa, laga cabsado ama laga shakiyo
Dadku waxay inta badan ka baqaan wax aysan weli fahmin adeegsigooda, halka...
ADDUUN WAA HAR LABADIISE GELIN!
Nin ganacsade ah oo maalqabeen ah oo magaalada
Muqdisho ku noolaa. Wuxuu habeen iyo maalin u shaqayn jiray sidii uu maal iyo hanti badan u heli...
Damac dadeed 🐓**
Beri baa nin lahaa digaag maalin kasta hal ukun u dhasha. Ukuntaas ayaa ninka noloshiisa wax badan ka beddeshay, marna suuqa ayuu ku iibin jiray, marna isaga...
Yaa ka Danbeeya Ololaha Ragga iyo Dumarka Soomaaliyeed isku
Diraya, oo Dumarka Soomaalida ku Dhiirigelinaya in ay Nimanka
Shisheeyaha Doontaan.
Waxaa qoray; Maxmuud Aadan Jaamuus
Dhawrkii maamlmood ee la soo dhaafay, waxaa baraha bulshada,
gaar...
Hooyadii Wax Walba U Hurtay Wiilkeeda
Waxay ahayd dabayaaqadii siddeetamaadkii. Tuulo yar waxaa ku noolayd haweeney noloshu si adag u imtixaantay, balse aan marnaba u jabin.
Hooyad waxa ay heysatay ilmo...
Dabin iyo Dakano Q/4aad
Markii gabalku dhacay, Hooyo Xaadsan iyo caruurteedii oo shillinkii u danbeeyay beeqaaminaya ayaa go'aansaday guri mar hore laga guuray oo burbursan in ay dugsadaan habeenkaa subiciina...
”Waxa aan indhuhu qaban
Dareen baan ku eegaa!” Bashiir M. Xersi ’Ina Cubtan’
Waa Bashiir M. Xersi (Ina Cubtan) oo sidoo kale loo yaqaan jiray (Bashiir Diraac), Waa qofka aan rabo...
Waxaa jiray nin dhalinyaro ah oo lumiyay wax kasta oo uu haystay.
Saboolnimo ayaa si lama filaan ah noloshiisa u soo gashay, balse imaanshaheedu waxay beddeshay wax walba ee uu...