Cabdikariim Cabdulle

43 articles

Dhadhanka walaaltinimada: W-Q : Abdulle Abdi Karim

Dhadhanka walaalnimada: Muscab iyo Mucaad ma ahayn oo keliya laba wiil oo walaalo ah; waxay ahaayeen laba qalbi oo isku si u fakara, oo naxariista biyo degtay, dhiiggooduna isku shaqeeyo. Dadka...

Macalin iyo Xerow: W-Q Abdulle Abdi Karim

Arday iyo macalinkii Jamaal waxa uu ahaa arday u soo tafaxeytay inuu waxbarashada Diin iyo maaddiba inuu heer sare ha gaaro, waxa uu ahaa xerow macalinkiisa u dhago nugul, u...

Hoos-Jooge ma Hambeeyo, W-Q Abdulle Abdi Karim

Beri baa waxaa jiray Boqor lagu tilmaami jiray inuu u yahay Boqor caaddil ah, oo deeqsi naxariistana ay biyo dhigtay. Dhulka uu ka taliyo oo aad u balaarnaa wakiiladiisu waxa...

Jaceylkii Aw Yaxaas W-Q: Abdulle Abdi Karim

Jaceylkii Yaxaaska Beri waxaa jiri jiray Yaxaas naxariislaawe oo mararka qaar keynta wabiga jiinkiisa inta ku soo faalalo dad iyo duunyo iyo Duggaag duuduub u liqa. Halista Yaxaaska uu ku hayo...

MITIRKUBADII XAAJI MACOW W-Q. Abdulle Abdi Karim (ABKA XAAJI)

MITIRKUBADII XAAJI MACOW CABDULLE CABDIKARIIN (ABKA XAAJI) Waxa ay aheyd aroor hore. Xaaji Macoow waxa uu u kalahay suuqa Xoolaha, isla markii uu tegayba waxaa ku soo kala orday dalaalliin faro...

LIIBAAN MALE ADDUUNYADA W/Q Cabdinuur Afeey

LIIBAAN MA LE ADDUUN! Ma fahantaa Suugaanta? Ma leedahay gowso aad ku ruugto iyo carrab aad ku dhadhansato tixda Soomaalida– sida gabayga, shiribka, heesta, suurowga, geeraarka IWM.? Haddii aad ka mid...

KULANKA AQOON IYO OGAAL EE XARUNTA FAARAX SHUURIYE W/D Abdulle ABDI Karim (Abka Xaaji)

Barnaamijka Aqoon iyo Ogaal ee xalay oo ay taariikhdu aheyd 26/10/2025 ka dhacay Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Faarax Shuuriye ayaa is arag iyo maqalka waxaa marti ku ahaa, Prof:...

FALANQEYNTA KULALIHI W-D PROF. C/Qaadir Ruumi

Kula-Lihi Qisada Kula-Lihi waa sheeko-faneed xiiso gaar ah leh.Qisadan waxaa qoray Al Ustaad Xuseen M.Cabdulle( Wadaad),waxaana daabacday xaruunta Laashin,sanadkii 20024.Qoraa Xuseen Wadaad wuxuu dareemay xilligan inay jiraan  isdiiddooyin,oo u baahan...

Miyi iyo Magaalo W-Q Abdulle Abdi Karim {Abka Xaaji}

Waxa uu ahaa maal-qabeen maalin maalmaha ka mid ah ayuu go'aansaday inuu wiilkiisa cashar u dhigo si uu u ogaado in maalka cayaar cayaar lagu keenin tusana in dad...

Buug-Daalacasho W/Q Prof: C-Qaadir Ruumi

Buug-daalacasho/Dhimaal Dhaqan Dhaqanka bulshada Soomaaliyeed wuxuu ahaa muddo fog mid ku salaysan habka dhaqan-dhaqaale ee degaannada Soomaaliyeed.Dhaqanku waa hab lagu dhaqmo ,oo facba facii ka horreeyay ka dhaxlo.Dhaqankeennu wuxuu isugu...

SHEEKOOYIN