Beri baa waxaa jiray Boqor lagu tilmaami jiray inuu u yahay Boqor caaddil ah, oo deeqsi naxariistana ay biyo dhigtay.
Dhulka uu ka taliyo oo aad u balaarnaa wakiiladiisu waxa...
LIIBAAN MA LE ADDUUN!
Ma fahantaa Suugaanta? Ma leedahay gowso aad ku ruugto iyo carrab aad ku dhadhansato tixda Soomaalida– sida gabayga, shiribka, heesta, suurowga, geeraarka IWM.?
Haddii aad ka mid...
"waxaa igu dhashay dareen ah in Ciise uu nin madow ahaa, maxaayeelay waxa uu ahaa mid naxariis iyo cafis badan, in badan ka naxariis badan dadka caddaanka ah ee aan garanayo."
Waxa uu ahaa maal-qabeen maalin maalmaha ka mid ah ayuu go'aansaday inuu wiilkiisa cashar u dhigo si uu u ogaado in maalka cayaar cayaar lagu keenin tusana in dad...