Dhafane
Qof kastaa waa dhowr qof oo isku dhex jira. Taas macneheedu ma aha in uu qofku dhowr wajileyahay, ee waa sunnada nolosha sidaasi. Hal qof ayaa mari kara dhowr...
IS-DIIDOOYINKA NOLOSHA Q. 1aad B
W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)
moallem10@hotmail.com
Dad badan kuma baraarugsano, in jidka suubban ka fudud yahay ama ka gaaban yahay jidadka xunxun. Qaadista jidadka xun,dad badan ayaa...
IS-XIL-SAAR
Nolosha jiraalkeeda, waxaa sal u ah waxyaabo aasaasi ah oo la’aantooduna aanay nololi jirteen, sidaa darteedna waa muhiim si loo noolaado in xoogga la saaro waxyaabaha lagama maarmaanka u...