Waxa uu ahaa maal-qabeen maalin maalmaha ka mid ah ayuu go'aansaday inuu wiilkiisa cashar u dhigo si uu u ogaado in maalka cayaar cayaar lagu keenin tusana in dad...
Buug-daalacasho/Dhimaal Dhaqan
Dhaqanka bulshada Soomaaliyeed wuxuu ahaa muddo fog mid ku salaysan habka dhaqan-dhaqaale ee degaannada Soomaaliyeed.Dhaqanku waa hab lagu dhaqmo ,oo facba facii ka horreeyay ka dhaxlo.Dhaqankeennu wuxuu isugu...
Dhibaatooyinka ugu waaweyn ee soomaaliya ka jira waa mid xal loo heli karo marka laga reebo ,Qabyaaladda Musuq-Maasuqa, Nin jecleysiga, L'a Nacamleeyayaasha iyo Diin Dugaashiga beentaa, iyo qaar kaloo...
Maan leylin Qaybtii 1AAD
Waxa aan habeen hore soo qoray in ay dhallinyarada iyo dhallinta culusba u baahan yihiin in Af Soomaaliga aan wax iska weydiino afka.
Haddaba noolaha aan dadka...
6- dan jaranjaro ama marxalladood yaa fure ah dambi baadhista oo ay martaa waana kuwan:
1. Marka la qabto ashkato/ dacwad ama wax lagu soo wargeliyay bileyska.
2. In la qorsheeyo...