Qiimaha walaaltinimada leedahay ninkii Madi ah ayaa og, haddaad si fiican u dhugato dhaxalsidaha walaaltinimada Soomaalida ma dhiman, ma dhumin mana dheera ee waxaa dhaxda u istaagay ma toshe,...
SAFARKII GUULAYSTAY EE GAALKACYO ILAA OXFORD
Anigu waxaan ku dhashay magaalada Xamar, Cisbitaalka Banaadir, anigoo carruur ah ayaan ka qaxnay Xamar 1991 kii. Waxyar kadiba qax kale ayaa ka dhacay...
Qorigii burjiga
Magaca Qori ismaris .markii aad aragto ama maqasho maskaxdaada waxaa ku soo dhacaya su'aalo u baahan in aad jawaab u hesho. Haddaba qoraaga buugga qori ismaris ustaad Muxyadiin...
Waa maxay calaamadaha garaadbadniddu?
Sifadda ugu wayn ee ay leeyihiin dadka maskaxda badani iyo summadda ugu wayn ee lagu garto qofka garaadka badan , waa inuu awood u leeyahay inuu...
Lama Filaan Q/8aad
Oday Maallin Barqadle waagaa ku baryay waxa uu ogaaday in sirtiisii ay bannaanka taal oo aan waxba u qarsooneyn, waa mar oo Minyarada wax badan buu qarinayay...