suugaan

Dhimaal Dhaqan​ Buug-daalacasho W.D. Prof. C.Qaadir Ruumii

Dhimaal Dhaqan​ Buug-daalacasho   Dhaqanka bulshada Soomaaliyeed wuxuu ahaa muddo fog mid ku salaysan habka dhaqan-dhaqaale ee degaannada Soomaaliyeed. Dhaqanku waa hab lagu dhaqmo, oo facba facii ka horreeyay ka dhaxlo. Dhaqankeennu...

MAAN LEYLIN Q-1aad W/Q C/Raxiin H Galleyr

Maan leylin Qaybtii 1AAD Waxa aan habeen hore soo qoray in ay dhallinyarada iyo dhallinta culusba u baahan yihiin in Af Soomaaliga aan wax iska weydiino afka. Haddaba noolaha aan dadka...

Dhaqan-Doorinta Gumeysiga Qarsoon W/Q Abwaan C/Raxiim H Galleyr

Dhaqan doorinta iyo gumaysiga qarsoon waa mid soo jireen ah, oo hadba heer soo marayay waagii Saancaddaaluhu yimid geyiga bulshooyinka reer Afrika waxa ujeedkoodu ahaa in ay dhalan dooriyaan...

TOOXA QAANSADA W/Q. Xuseen M. Cabdulle (WADAAD)

TOOXA QAANSADA Semenkaan isticmaalka Qaanso iyo Gamuun/Fallaar, waxa aad mooddaa in laga sii gudbayo isticmaalkooda, looga sii wada guurayo qalabyo kale oo casriya oo wax gumaado. Kuwaasu, waa kuwo hambalaawe...

MAR-MAR-SIINYO   Q. 5aad  Xuseen M. Cabdulle (WADAAD)

MAR-MAR-SIINYO   Q.5aad huswadad@hotmail.com huswadad@gmail.com   Inkasta oo dedaal baaxad leh iyo isku duubni bulsho la muujiyay, haddana wax kastaahi uma badbaadin sidii loogu talagalay. Kolkii Roobku qayoostay, waaguna baryay ayaa dib la isugu soo...

Sagal Gaaxday (Sheeko gaaban) Wiilo Daahir Xasan

Sagal Gaaxday (Sheeko gaaban) Wiilo Daahir Xasan Saaka barqadii ayuu Jabriil wax ka soo aasay Buraale Cali oo qabay eeddadiis Maryan Xirsi,  ka dib guriga eeddadii ayuu ku soo laabtay si uu...

MAR-MAR-SIINYO  Q. 3aad      W/Q. XUSEEN M. CABDULLE (WADAAD)

MAR-MAR_SIINYO    Q. 3aad W/Q. XUSEEN M. CABDULLE (WADAAD) huswadad@hotmail.com huswadad@gmail.com Oday Rabeeye, kolkuu hareeraha si qumman u daymooday, cabaadka Ratiguna yeerayo ayuu si aruursan daymo ugu celiyay, muggaanse waa hubsayay waxa Ratigiisa ka...

Eray Bixinta Geela W-Q:Cabdirisaaq Awrfuul

ERAY-BIXINTA GEELA Halkaan hoose ka dheego eray bixino loo adeegsado xoolaha gaar ahaan geela oo ah waryahaadka ay soomaalidu ugu jeceshahay. Geela sidkiisu waa 13 bilood. (390 habeen). Muddada uu ilmah...

BANDHIGGA SANADLAHA AH EE BUUGAAGTA SOOMAALIDA EE GOTENBERG

Waxaa magaala Göteborg ee dalka Sweden lagu qabanayaa bandhigii xiisaha badnaa ee Buugaagta Soomaalida ee sanadla ahaa, sanadkan waxaa marti ku leh qorayaal iyo aqoonyahanno bulshada soomaaliyeed miisaan culus...

SHEEKOOYIN