suugaan

 MAR-MAR-SIINYO   Q. 2aad    W/Q. XUSEEN M. CABDULLE (WADAAD)                        ...

MAR-MAR-SIINYO   Q. 2aad XUSEEN M. CABDULLE (WADAAD) huswadad@hotmail.com huswadad@gmail.com Cirguduudkaan kii ka horreeyay ayuu ahaa milaygii ay tabyadu bilaabatay. Waa muggaas muggii reerka mininka jiifayna la wada jafay. Jafiddaasu ma aysan ahayn mid...

GEERIDII GOCOSHADA IGU REEBTAY EE MACALLIN SACIID JAAMAC XUSEEN W/Q. MUXUDDIIN XUSEEN CIID

GEERIDII GOCOSHADA IGU REEBTAY EE MACALLIN SACIID JAAMAC XUSEEN By Muxyadiin Xuseen Ciid. “Aniga iyo Jiilkaygiiba wey gabeen Soomaali” Saciid Jaamac AUN. Dhimashadu sideedaba waa mid aan la hurayn, balse saamayn ay leedahay...

RAQ IYO RUUX W/Q ABDULLE ABDI KARIM (ABKA XAAJI)

Raq iyo Ruux 20 sanno ka dib ayuu baraha bulshada ka soo muuqday sawirkisa waxaa ku xardhan erayo maan-rujis ah sida Nuurki Qalbiga, haddaan nin karmeed helay ilmaheyga Aabbahood IWM. Dabcan...

Diidmadii Oday Diiriye W/Q : Maxamed Maxamud

Oday Diiriye muxuu u diiday lacagta? Waxa jiray wiil aabihii ka dhaxlay hanti badan. Waxa la odhan jiray Geedi. Waxa uu ganacsigii iyo tacabkii aabihii u waday si wacan ilaa...

Suldaankii xujada badnaa! W/Q. Cabdikariin Cabdulle (Abka Xaaji)

Suldaankii Xujadda badnaa" Suldaankii xujadda ayaa wiilkiisa waxa uu ka codsaday Aabbihii inuu soo doorto gabadhii uu guursan lahaa waanna uu ka ogolaaday waxaa kaliya oo lagu xujeeyay inuu gabarta...

MAR-MAR-SIINYO W/Q. Xuseen M. Cabdulle (WADAAD)

MAR-MAR-SIINYO W/Q. Xuseen M. Cabdulle (WADAAD) huswadad@gmail.com huswadad@hotmail.com Waxa ay ahayd labada cirguduud kiisa dambe, balse muggaan aanay muuqan casuuska qorrax sii dhaca lagu yaqiin xilligaan oo kale. Waxa iftiinkii yaraa ee muuqan...

GORFEYNTA BUUGGA GEYLAME W/Q. Maxamed Kurtun

GORFEYNTA BUUGGA GEYLAME Buugga "Geylame" ee uu qoray Xassan Maxamuud Qorane, waxa uu nuqul ka mid ah gacatayda soo galay Habeenkii la soo bandhigayey oo ku beegnayd 07/02/2025. Bandhigaas oo...

LA HEL LA WAA’ BAA KA DANBEYSA:

Wey Sixratay: Cabdi Gaab waxa uu cidla  kaga dhaqaaqay saddex carruur ah iyo Hooyadood. Cidna dan uma gelin maqnaanshihiisa waxaase wiish dhiillo ku yeeray, curadda Cabdi Gaab oo 8 jir ah...

Ciid wanaagsan Dhammaan bulshada Soomaaliyeed

Dhammaan bahda Laashin oo isku duuban ayaa bulshada soomaaliyeed dal iyo dibadba waxa ay la wadaagayaan farxada maalinte weyn ee ciidda Fitriga 2025. Waxa aan leenahay ciid wanaagsan guud ahaan...

Deriskii Silloonaa

Deriskii Silloonaa Xaamuud waa xoogsade ku nool maalin goosadka hanti waxa uu leeyahay beer iyo mudul tuulada uga dhisan, noloshiisa waxaa ku wehliso Kaafiso oo ah xaaskiisa. Sida magaceeda ka muuqata...

SHEEKOOYIN