Qoraallo

DABIN IYO DAKANO Q-3aad W-Q: Abdulle Abdi Karim

Q-3aad Markii tacsidii ay dhammaatay saq dhexe ayey Axmed Dhoore iyo ciidan uu wato gurigii Jimcaale Wehliye yimaadeen, waxa ayna la baxeen curadda Xaadsan Muna iyo walaasheed oo iyana 21...

DABIN IYO DAKANO W-Q:Abdulle Abdi Karim

Muqdisho iyo maalmihii Axmed. Q-2aad Axmed waxa uu ku dagay adeerkii Mire iskuulka dadka waaweyn baa la geeyay, waxba wuu fahmi waayay waxa la geeyay garaash baabuurta lagu sameeyo reerka...

DABIN IYO DAKANO W-Q: Abdulle Abdi Karim

Ammintu waa abbaar ku beegan 1980kii Reer Aw Jimcaale oo ka soo qaxay arrin halis ah oo deegaankooda ku qabsatay, Adduun waa wax walbaale adigoo nabad ku seexday ayey...

Dhadhanka walaaltinimada: W-Q : Abdulle Abdi Karim

Dhadhanka walaalnimada: Muscab iyo Mucaad ma ahayn oo keliya laba wiil oo walaalo ah; waxay ahaayeen laba qalbi oo isku si u fakara, oo naxariista biyo degtay, dhiiggooduna isku shaqeeyo. Dadka...

Macalin iyo Xerow: W-Q Abdulle Abdi Karim

Arday iyo macalinkii Jamaal waxa uu ahaa arday u soo tafaxeytay inuu waxbarashada Diin iyo maaddiba inuu heer sare ha gaaro, waxa uu ahaa xerow macalinkiisa u dhago nugul, u...

Hoos-Jooge ma Hambeeyo, W-Q Abdulle Abdi Karim

Beri baa waxaa jiray Boqor lagu tilmaami jiray inuu u yahay Boqor caaddil ah, oo deeqsi naxariistana ay biyo dhigtay. Dhulka uu ka taliyo oo aad u balaarnaa wakiiladiisu waxa...

Jaceylkii Aw Yaxaas W-Q: Abdulle Abdi Karim

Jaceylkii Yaxaaska Beri waxaa jiri jiray Yaxaas naxariislaawe oo mararka qaar keynta wabiga jiinkiisa inta ku soo faalalo dad iyo duunyo iyo Duggaag duuduub u liqa. Halista Yaxaaska uu ku hayo...

MITIRKUBADII XAAJI MACOW W-Q. Abdulle Abdi Karim (ABKA XAAJI)

MITIRKUBADII XAAJI MACOW CABDULLE CABDIKARIIN (ABKA XAAJI) Waxa ay aheyd aroor hore. Xaaji Macoow waxa uu u kalahay suuqa Xoolaha, isla markii uu tegayba waxaa ku soo kala orday dalaalliin faro...

Gorfeynta Dhimaal Dhaqan| W.D. Xaawo-luul C.Qaadir ‘Ardayad’

Buugga: Dhimaal Dhaqan Qoraa: Bashiir M. Xersi Bogagga: 202 Madbacadda: Laashin Marka aan eegno jaldiga buugga iyo magac-bixinta uu qoruhu doortay, waxa si cad innoogu muuqanayso hodantinimada afkeena. Taasi waxay muujinaysaa in qoraagu...

Caadada Akhriska: Dheef iyo Dhib | Qore: Cali M. Diini

Caadada Akhriska: Dheef iyo Dhib   Wax akhriska joogtada ahi waa caadada ugu mudan caadooyinka aadanuhu qabatimo. Walow akhiska iyo waxa la akhriyaaba jaadad badan yihiin, akhriska aan halkan uga hadlayaa...

SHEEKOOYIN