MAR-MAR-SIINYO Q.9aad
Xuseen M. Cabdulle (WADAAD)
huswadad@gmail.com
huswadad@hotmail.com
Dhankaas dhan dheh, dhankaa kalena dhan dheh!
Koofur, waa koofurtii la yaqiinnay, oo waa middii kol hore laga hayaamay... Hayaankaasu kolkiisi hore gar maahayn…In uu dhan...
Maanso, Suugaan iyo Sheeko
Saddaxda nolosha aadaha quud u ah waa maanso, suugaan iyo sheeko. Tan tan dambe ayaa ugu fidsan, tan hore ayaana ugu falkinfilsan, halka tan dhexe tahay...