Gud. Xuseen

78 articles

 MAR-MAR-SIINYO   Q. 2aad    W/Q. XUSEEN M. CABDULLE (WADAAD)                        ...

MAR-MAR-SIINYO   Q. 2aad XUSEEN M. CABDULLE (WADAAD) huswadad@hotmail.com huswadad@gmail.com Cirguduudkaan kii ka horreeyay ayuu ahaa milaygii ay tabyadu bilaabatay. Waa muggaas muggii reerka mininka jiifayna la wada jafay. Jafiddaasu ma aysan ahayn mid...

GEERIDII GOCOSHADA IGU REEBTAY EE MACALLIN SACIID JAAMAC XUSEEN W/Q. MUXUDDIIN XUSEEN CIID

GEERIDII GOCOSHADA IGU REEBTAY EE MACALLIN SACIID JAAMAC XUSEEN By Muxyadiin Xuseen Ciid. “Aniga iyo Jiilkaygiiba wey gabeen Soomaali” Saciid Jaamac AUN. Dhimashadu sideedaba waa mid aan la hurayn, balse saamayn ay leedahay...

Xaaji Maxamad Axmad Liibaan ‘Axyaa Waddani’ iyo Kulanka “Islamic Literatures in Sub-Saharan Africa: Written and Oral Legacies”

Xaaji Maxamad Axmad Liibaan ‘Axyaa Waddani’ iyo Kulanka “Islamic Literatures in Sub-Saharan Africa: Written and Oral Legacies” Jaamacadda Napoli ‘L’Orientale’ waxaa lagu qabtay “The International Conference” oo cinwaankiisu ahaa “Islamic...

Soo Koobidda Buugga “HILAADIN” W.Q. Faiza Diini

Soo Koobidda Buugga “HILAADIN” W.Q. Faiza Diini Hilaadin waan ka daahay aqrintiisa, haddana waxaan ku faraxsanahay in uu noqday fure aan ku galay badweyn xikmad, hal-abuur, talo waalid, dardaaran waayeel, iyo...

Gorfeynta dhiganaha “DHIMAAL DHAQAN” W.D. Cabdulqaadir Maxamed Xasan

Gorfeynta dhiganaha "DHIMAAL DHAQAN" Waxa uu saldhig u yahay si faahfaahsanna u bidhaaminayaa qaybo ka mid ah dhaqankeennii oo uu boor fuulay kuna sigan salguur. Sida magaca buugga ku xusan...

Gabayga: Meeraysi. Curiye: Xasan Qorile

Gabayga: Meeraysi 1.⁠ ⁠Maansada rag waa wada marshaa waase kala maaane  2.⁠ ⁠Ninba meeshow mudanka u arkow mowjad saartaaye  3.⁠ ⁠Midnimiyo israac iyo inaan midig walaalowno  4.⁠ ⁠Marna horumar aan tiigsannoo meel u...

MAR-MAR-SIINYO W/Q. Xuseen M. Cabdulle (WADAAD)

MAR-MAR-SIINYO W/Q. Xuseen M. Cabdulle (WADAAD) huswadad@gmail.com huswadad@hotmail.com Waxa ay ahayd labada cirguduud kiisa dambe, balse muggaan aanay muuqan casuuska qorrax sii dhaca lagu yaqiin xilligaan oo kale. Waxa iftiinkii yaraa ee muuqan...

GORFEYNTA BUUGGA GEYLAME W/Q. Maxamed Kurtun

GORFEYNTA BUUGGA GEYLAME Buugga "Geylame" ee uu qoray Xassan Maxamuud Qorane, waxa uu nuqul ka mid ah gacatayda soo galay Habeenkii la soo bandhigayey oo ku beegnayd 07/02/2025. Bandhigaas oo...

MA U QIRI KARTAA?! Qore. Cabdiwali S. Toosane

MA U QIRI KARTAA?! Qof kasta oo taariikhda dib-u-raaca, si ebyanna u raadgura wuxuu ogaanayaa bulsho kasta horumarkeedu in uu yahay haldoorkeeda oo ay maamuusto. Halka kuwa kacaan-kufa ee ay...

SHEEKOOYIN