Gud. Xuseen

82 articles

  IS-XIL-SAAR W/Q. Xuseen M. Cabdulle (WADAAD)

IS-XIL-SAAR Nolosha jiraalkeeda, waxaa sal u ah waxyaabo aasaasi ah oo la’aantooduna aanay nololi jirteen, sidaa darteedna waa muhiim si loo noolaado in xoogga la saaro waxyaabaha lagama maarmaanka u...

  Fallanqayn kooban Buugga Doodda Diinta iyo Dowladda W/Q. Xuseen M. Cabdulle (WADAAD)

Fallanqayn kooban Buugga Doodda Diinta iyo Dowladda Buugga, waxa qoray aqoonyahan/Siyaasi/Mufakir/Falanqeeye iyo Naaqid Danjire Doodishe. Buugga waxa uu ka koobmaa 137 bog. Jaldiga Buugga, sawir ma saarno. Waa Madow iyo Jaalle, farta...

KALA ARAGTIDUWANAAN  Q. 3aad  Xuseem M. Cabdulle (WADAAD)

KALA ARAGTIDUWANAAN  Q. 3aad  Xuseem M. Cabdulle (WADAAD) Haddaba, si loo xaqiijiyo himilooyinka iyo ujeedkaa fog ee hadafkiisu yahay in uu mirodhalo xaqiijintiisa, maxaa bud-dhig u noqon kara? Su’aashu, mug waa...

MAANSADII MAR-LA-ARAG (Buuni Cali Jimcaale Axmed) Curiye/Cabdinaasir Maxamed Cali

Ani maansadaydaan Murugaa u sababoo Maqaamkuu mudnaa Cali Ma gaarsiin ka raayee Macallin Cali Jimcaalow Miftaaxii aqoontoow Mufakirkii dadkeygoow Mowjadaha cilmiga sida Afka muunaddiisiyo Halmuceedka erayada Midki marin yaqaannee Maay iyo maxaa tiri Dhiganiyo maqaallada Waa hore ku muujiyoow; Mirqiyaas hormuudow Meecaadki guushiyo Maareeye noloshaba Mu'allifki...

A Mind That Kept Moving: In Memoriam of Professor Ali Jimale Ahmed

A Mind That Kept Moving: In Memoriam of Professor Ali Jimale Ahmed I first encountered Ali Jimale Ahmed the way many do — through the books. His work The Invention...

TACSIDA GEERIDA Prof. CALI JIMCAALE AXMED

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Bahda Laashin waxay ka tacsiyeynaysaa geerida ku timid Prof. Cali Jimcaale Axmed oo xaqii u yimid (1958 - Maarso 31, 2026). . Prof Cali...

CIID SOONQAAD WANAAGSAN

Hoyga raadraaca dhaqanka iyo suugaanta ee Laashin, waxa uu ummadda soomaaliyeed iyo umadaha islaamka oo ay berri oo Jimco ah u tahay maalinta 1aad ee Ciidda soonqaad u dirayaan...

Cali Iskaabulo (Aabaha Jacaylka) Q. 2aad Barbaariye/Bashiir Cali Xuseen

Basra oo yaabban baa si hoose u tiri, “Naa bal ninka iiga warran, Allaa iga badbaadiyay oo waa aan ku sirmi gaaraye, maxaad ku aragtay? ma wax xumaan ah...

CALI ISKAABULO (Aabbaha Jacaylka) Q. 1aad Barbaariye/Bashiir Cali Xuseen

  Bilihii ugu danbeeyay Basra Xaaji, waxa aad ugu soo badanayay rabitaanka iyo jamashada ka helidda ah ee ay u qaadday Aw-Cumar oo ah wadaad xaafadda ku cusub, waxaase jira...

DHAWAAN FILO (CALI ISKAABULO) Barbaariye/Bashiir Cali Xuseen

CALI ISKAABULO, Waa buug sheekofaneed ah oo uu falkiyay qoraa/Barbaariye Bashiir Cali Xuseen. Waxa aan halkan (Boggan) ku bilaabi doonnaa qaybo ka mid ah buugga oo aad u xiiso...

SHEEKOOYIN