Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Bahda Laashin waxay ka tacsiyeynaysaa geerida ku timid Prof. Cali Jimcaale Axmed oo xaqii u yimid (1958 – Maarso 31, 2026). . Prof Cali wuxuu ku geeriyooday dalka Maraykanka.
Bahda Laashin oo uu tiir u ahaa, waxa ay qoyska, bahda suugaanta iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed uga baroordiiqayaan ifka ka damay iyo dayaxa dam ka yiri.
Eebba ha u raxmado.





