Hoyga raadraaca dhaqanka iyo suugaanta ee Laashin, waxa uu ummadda soomaaliyeed iyo umadaha islaamka oo ay berri oo Jimco ah u tahay maalinta 1aad ee Ciidda soonqaad u dirayaan hambalyada iyo bogaadinta ciidda.
Waxa aan leenahay sama ku ciida, sanadkaan kiisana sama iyo siyaado Rabbi ha nagu gaarsiiyo.




