Qormooyin

BARO BOQOL ERAY Casharka 3aad W/D: Caliqeyr M. Nuur

BARO BOQOL ERAY Casharka 3aad Haliil  – Hamuun – Hilow Haliil –ka (m): Rabitaan ama go'aan maskaxeed, oo wixii la rabay lagu degdegayo. Waa eray  ka unkamay hal + liil. Hal: Mid; meel; xag; wax. Liil: Si...

Labo Xaawa Taako ( tee sax ah?). W/Q: Prof: Yaxye Sheekh Caamir

Labo Xaawa Taako ( tee sax ah?). W/Q: Prof: Yaxye Sheekh Caamir Dib u Eegidda Taariikhda. Qoraalku waa dheeryahay, laakin waxaan hubaa in wax badan oo kugu cusub ama si kale...

ISLAAMKA IYO FALAGGA (ORBIT)KA W/D: Ustaad Abdullahi M. Hussein

ISLAAMKA IYO FALAGGA (ORBIT)KA Islaamku Masaadirtiisa saxiixa ah sida quraanka iyo sunada raacsan marna kama hor imaanin cilmiga iyo aqoonta dhab loo hubiyay ee aadanuhu ka gaaray sida ay u...

Asalka nolosha iyo garashadeeda! W/Q: Jamaal Cabdinaasir

Asalka nolosha iyo garashadeeda! W/Q: Jamaal Cabdinaasir Dusheenna waxaa ahaaday garasho ku maldahan ogaalka nolosha, kaliya waxaa innala gudboon innaynu sasabanno daruusta billowga ah ee ay inoo fududeyneysa nolosha!! Asal...

BARO BOQOL ERAY Casharka 2aad W/D: Caliqeyr M. Nuur

BARO BOQOL ERAY Casharka 2aad  Xera-edeg  –  Carra-edeg. Xera-edeg –ta (m):  Dhulka maanta loo yaqaan Afrika. Waa eray ka unkan xero + edeg. Xero: Dhis wareegsan oo kor ka furan. Edeg: Dhis kankoonsan oo inta...

Gabayga: ISIR-SOOC W/C: Cabdinaasir Xiddig

Gabayga: ISIR-SOOC Allahayoow adaa aamiroo, uunkan suubsadaye Allahayoow adaan eedlahayn, Aadanoo kala'e Allahow adaa noo arxama, idil ahaanteene Allahayoow adaa nagu irsaqay, agab dhammaanayne, Soomaali adigaa ka dhigay, duul ayaan badane Afrikadan dhulkii ugu wacnaa,...

Xusid: Axmed Cartan Xaange W/D Cabdikaafi Cismaan

  Xusid: Axmed Cartan Xaange Cabdikaafi Cismaan   Hordhac “Da’ walba dhaxal bay u dhaaftaa midda ka dambeysa, (se) dhaqanka wacan iyo aqoonta ayaa ugu qiime badan waxa ay dadku kala dhaxlaan.”---- Axmed Cartan...

ISLAAMKU WAA DIIN XORRIYAD W/D: ustaad Abdullahi M. Hussein

ISLAAMKU WAA DIIN XORRIYAD   Xornimadu waa hibo biyo kama dhibcaan ah oo rabbi ugu deeqay aadanaha,ciddii isku dayda inay ka qaadana waa dad laf cad toobin ku haya. Xoriyadda rabbi siiyay...

WAAYA JOOGGII MALA HILMAMAY? W/Q: CNaasir Iidle

WAAYA JOOGGII MALA HILMAMAY? Wiil ayaa guri la soo degey Aabihiis, Wiilku waa shaqaale dowlo, Habeenkii ayuu soo hoydaa, Aabuhu salaadda subax waxa uu aadaa Masjidka, Wiilkii ayaa dhowr subax...

BARO BOQOL ERAY Casharka 1aad W/D: Caliqeyr M. Nuur

BARO BOQOL ERAY Casharka 1aad Hilaadda 157 gu’ ayaa laga joogaa waagii uu Rijaadh Baarton (Richard Burton) Soomaalida ku tilmaamay bulsho wada gabyaa ah. In badanna waxaan maqalnay gar fogaatay oo...

SHEEKOOYIN