Qormooyin

Macallimadda (Ruwaayad) Qore, Neil Simon

Macallimadda (Ruwaayad) Qore, Neil Simon Afeef:Waa markii iigu horreysay ee aan qoraal suugaan ah afceliyo, kolkaa waa marag ma doonto, in aanan waayaynin galdaloolo iyo dhaliilo. Hordhac Ruwaayaddani, waxa ay ku salaysan tahay,...

ABAALKII UGU QURUXDA BADNAA OO AY LABA WIIL OO SAAXIIB AHAA ISKU GALEEN! W/Q: Suldaan Nayruus

ABAALKII UGU QURUXDA BADNAA OO AY LABA WIIL OO SAAXIIB AHAA ISKU GALEEN! W/Q: Suldaan Nayruus Dhawr subax oo isku xiga ayuu arkayey saaxiibkiis oo uu ka muuqdo isbeddel uusan...

Dhaqanka Soomaalida Q1AAD

Dhaqanka Soomaalida Q1AAD Bulsho weliba waxay leedahay dhaqan u gaar ah oo u baadi sooc iyo astaan ah laguna garto laguna tilmaamsado. Waa jiraal laga simanyahay dhaqanku waana mid si weyn...

The Best Book on Somali Proverbs Aliqeyr M. Nur 

  The Best Book on Somali Proverbs  Aliqeyr M. Nur  September 21, 2018  ‘He who forgets the past, trails back to his ancestor’s vestige’. Relating to language, this saying imparts the impossibility of...

“Horta aniga ma i taqaan?” W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Horta aniga ma i taqaan?" W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Gaari qurux badan ayuu watay oo ah nuucii ugu dambeeyay oo soo baxa, Sida "BMW, TOYOTA COROLA, VW, OPEL ASTRA,...

Akqrisku waa furaha aragtida toolmoon W/Q: Cabdisalaan Macalin Xersi.

Akqrisku waa furaha aragtida toolmoon   Waxaa caddaan iyo madoow dadyoowga adduunku isku raaceen in aqrisku yahay furaha aragtida toolmoon iyo baraha nolosha jaad walba ay leedahay waana mid laga simanyahay,...

BARO BOQOL ERAY; Casharka 4aad W/D: Caliqeyr M. Nuur 

BARO BOQOL ERAY; Casharka 4aad Xilkas  – Xildhibaan Si aan u ogaanno kala duwanaanta ‘xilkas’ iyo ‘xildhibaan’waa in aan baranno macnaha horgalaha ‘xil’ iyo labada dibgale ee ‘dhibaan’ iyo ‘kas’. Xil: Ceeb;...

FILASHADI SHACNI FOORAR BAA U DAMBEEYEY: W/Q: Suldaan Nayruus

FILASHADI SHACNI FOORAR BAA U DAMBEEYEY: Bal eeg sida nin qurbejoog ah uu gabadhaasi u galay. Caku, dhib badanaa haddii qofka kaaga warramaya murugo uu soo martay, ay ilmo inta...

Dhibaatooyinka danyarta haysta W/Q: Abdi Hakim Shiekh Abdullahi Jama

Dhibaatooyinka danyarta haysta   Ka dib Burburkii Dowladdii Dhexe Ee Soomaaliya sanadkii 1991-kii ayaa waxa uu dalku galay xaalad ka duwan xaaladdii hore, waxaana guud ahaanba dalka ka qarxay dagaallo...

TALO  W/Q: Macallin Yuusuf Xasan

TALO  Toban arrimood oo talo iyo tusaale ah oo adduunku ku liibaanay kuna caano maalay. Ummadda Soomaaliyeed meel ay joogtaba dhibka ugu wayn ee haystaa waa caddaalad darro. Haddaba xaqsoor dhab...

SHEEKOOYIN