Codweyn oo dadki meesha isugu yimid kala eryaysa ayuu Daahir ku yiri: "hooyo, hal mar mala hadli karaa Raxmo?" Codweyn ayaa tiri: "maxaad u sheegeeysaa Raxmo?" wuxuu ku yiri:...
Maalinti xigtay Daahir markuu shaqada ka soo baxay, wuxuu aaday guriga Raxmo, gaariga soo istaagay marki la maqlayna, Raxmo iyo hooyadeed way garteen in uu Daahir yahay.
Codweyn waxay soo...
Inta Daahir uu ku maqnaa Qoryooleey ayuu Aabihii guriga soo wacay, waxay hooyo Barni u sheegtay in ay Codweyn guriga timid iyo waxa reerka ay ku dhigtay, waxaa kale...
Qurbahaa i qiima tirey.
Diyaarad dag daga ayaan helay oo laba maalin gudaheed baxaysa, labadii maalin hotelkaan ku huursanaa banaanka uma aanan soo bixin, subaxdii ballantu ahayd ayaan garoonkii diyaaradaha...
Waxaa la isku dayay in islaamaha la kala maslaxeeyo, laakiin qeyladi waxay sii badatay markay hooyo Barni tiri: "wiilkeega idiin noqon maayo inan la yaal, gabar loo noqdana meesha...
Nabasi ma geline naf yahay ha ii darnaan!Q2AAD
Xoogaa culeys ah ayaa ka dagay Cudbi, weyna aamintay hadalkii Mooge. Iyadu waxey aad uga naxeysaa eeddadeed, nafteedana waxey ku wareerineysaa weydiimo...