Maalinti ku xigtay Daahir ayaa keenay dahabki laga soo dhiibay Dubai, wuxuuna gacanta ka saaray hooyo Codweyn, waxaa kale uu u sheegay in berrito la soo iibinaayo xoolihi ducada...
Ablaabka oo furan ayay soo wada galeen, xilligaana hooyo Codweyn waxay ku jirtay qolka ay wada degan yihiin ayada iyo gabdhaheeda, Raxmo waxay ku maqneyd halki ay Daahir ku...
Qurbahaa i qiima tirey Q5AAD
Habeenimadii ayaan isku dayay inaan reerkaygii Waco oon ku ooyo kana raaligeliyo wixii qalad ah ee aan hanfadnimada ku falay, telefoonkii hooyaday baan wacay, way...
Daahir markuu mootadi keenay jardiinadi Daljirka, ayay Raxmo diiday inay raacdo, waxayna ku tiri: "weligeey ma raacin mooto laba lugooleey, mana aqaan si loo raaco".
Daahir ayaa ku yiri: "mootada...
Qandho jaceyl iyo guur qasab ah Q3AAD
In door ah markii ay hadalo kaftan iyo sheeko qosol ku lammaanan yahay is weydaarsadeen, ayaa Muna oo sina niyada ugu heysa saaxiibteed...