Curis

Yaa Khaldan? Sheeko Taxane ah Q:1aad….

Sheeko cusub oo taxane ah .Q:1aad   Habeen Sabti soo gelaayay oo ah habeenka lagu laabto Dugsiga Xalane, ayuu Raage kula kulmay Deeqa albaabka xerada, ayadoo wadata alaabo badan, wuxuuna dareemay...

Wuxuu gurtay mirihii godobtiina!! (Sheeko kooban)

    Wuxuu gurtay mirihii godobtiina!! (Sheeko kooban) Naftiisii ayaa canaanatay. Wuxuu cusleystay oohinta iyo calaalka hooyadiis ay maalin iyo habeen la dul joogto isagoo ku jiifa sariirta oo uu bukaan ku...

DILAAGII LA BOQRAY! W/Q: Maxmed Cali Axmed

DILAAGII LA BOQRAY!   Barre wuxuu ahaa qof  aad u da’yar,  wuxuuna la kowsaday kuna caqliyestay burburkii dalka. Wuxuu ku noolaa gobal ka mid ah goballada dalka. Dilku wuxuu ka ahaa...

SHEEKOOYIN