Curis

Kedis Jacayl Q2AAD W/Q: Sakariye Cabdixaliim Maxamed

            Kedis Jacayl Q2AAD    Markaannu ku kulanay barxada yaree u dhaxaysa, qolalka isbitaalka ayaan ku iri: “Waa lagu salaamay walaal? ayadana cod naxariis laga dareemayo ayay waxay iigu warcelisay : “ Waa lagaa...

Sheekadii SODDOHO Q.13aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Codweyn markay guriga soo gashay ayay Raxmo tiri: "hooyo saaka waad ka tagtay kiishkaadi, Raaxana way kaa soo weyday beerta, waxaana is dhahay xageey hooyadaa aaday oo waa kaa...

Shirib Garnaqsi ah. W/C: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

  Waa shiri Garnaqsi ah oo dhex maraya laashin: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"  iyo madaxa alshabaab, oo ah hoggaamiyaha guud ee Axmed Aw Cabdi Godane. Doodda waxaa igu dhaliyay...

Jankis Khaan. Q.6-7aad. W/Q. Ahmed Hayow

Isbarbardhiga Mongolia Qarnigii 12aad iyo Soomaaliya Qarniga 21aad. Taariikhdii Jankis Khaan (1162-1227).   Maalin ay wada joogeen Tiimojeen iyo Hooyadiis, kadib markii loo dhiibay hogaaminta Reer Yasogaay ayay Hooyadiis aragtay isagoo sii...

Gef rageed iyo godob haween Q1AAD W/Q: Cabdirisaaq Xasan jidhi(Aqwaan)

            Gef rageed iyo godob haween Q1AAD Waxay hurdada ka soo salashay ayadoo dhex maquuranaysa riyo aad u cabsi badan,waxay   aragtey iyadoo goob fagaaraha ah lasoo taagay oo la doonayo in...

Sheekadii SODDOHO Q.12aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Xaafadda Codweyn oo laga faraxsan yahay ayay Aamina timid, waxay aragtay Raxmo iyo hooyadeed oo howsha guriga wada haaya, waxay is laheyd waxaad u tegeeysaa ayagoo kala boodsan, waxayna...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.165aad. W/Q. Ahmed Hayow

Waxay Eedo Salaado siisay Yaasmiin Jalaabiib ay isku asturto, inkastoo ay u soo bixisay midkeedi ugu cusbaa oo ay shalay dhaqday, haddana waxay Yaasmiin gashatay ayadoo aan jecleyn dhar...

Sheekadii SODDOHO Q.11aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Guriga markay ku soo laabteen Daahir iyo Baariis, waxaa loo sheegay in uu Aabe soo wacay shan jeer in ka badan, Daahir oo qolkiisa ku jira oo dharka iska...

Qurbahaa I qiimo tirey Q7AAD W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

    Qurbahaa I qiimo tirey Q7AAD. Qolkii Fadhiga oo aannu markaas fadhinay ayaan ka kacay oo waxaan galay qolka aan deganaa ee Habaryaro I diyaarisay oo fadhiga dheega ku haya, laakiin,...

Agoonkii Hooyadii Illaaway Q1AAD W/Q C/fitaax Maxamed Xaambe

Agoonkii Hooyadii Illaaway. ODAWAA wuxuu ka soo jeedaa qoys Reer miyi ah, oo noloshoodu ku tiirsantahay, xoolaha dhaqasho waa qoys raacato ah, saddexda meesi ee xoolaadna weynuhu ugu deeqay, Geel,...

SHEEKOOYIN