Curis

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q49AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

 Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q49AADDooddii waxaa ka haray oo isaga tegey Afdahab, waxuuna isku dhaafay Qodax iyo hooyadii.Hooyo Khadro oo warkeeda sii wadato ayaa...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 40aad                                                  XAGEE UGU WANAAGSAN EE LA AHAADAA?Waydiimaha ku saabsan halka ugu wanaagsan ee la ahaado Aakhiro...

LACAGTU WAX WALBA KUUMA GOYN KARTO. W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

                                 LACAGTA WAX WALBA KUUMA GOYN KARTO.Balwaddeena oo dhan waxay noqotay lacag iyo wixii hoos yimaada, waxa ina baaba’shay oo shaqsiyaddeena hoos u dhigay waa raadinta aan raadinayno lacagta,...

Labiskaan iyo afkaan maba is lahan abaayo!!. (Sheeko gaaban)

                              Labiskaan iyo afkaan maba is lahan abaayo!!.(Sheeko gaaban)Waxaan u socday Masjidka waxaan u dag dagayay salaad Maqrib, indhahayga ayaa waxay si lama filaan ah ugu dhaceen laba gabdhood...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 39aad                                                       1 XUSUUSNOW INTA KAA LIIDATASi Qalbiga aad Qani uga noqoto mar walba waxaa kula gudboon in aad...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q48AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q48AADMaxaad Cali, waxuu daal iyo warwareeg badan soo maraba waa kaa mininkiisii yimid. Islaantiisuna waa taa sida fiican, kalgacalnimada leh...

Tuugsigii dadbanaa Q13AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q13AAD Waxaa halkaas nooga bilaawday farxad iyo reynreyn, gaarigeenii ayaan ku soo dhacnay ayadoo sidii boqorrada naloo soo ambobixiyay. Markii aan aniga iyo Daahir laamiga ku soo dhacnay...

Kalgacaylkii Kureynimada Q4AAD W/Q:Cabdisalaam Saciid Xaaji

Kalgacaylkii Kureynimada Q4AAD Waxuu waqtigu is guraba, waxay kafursan wayday inaan mar labaad taleefan raadsado, bal si aan gabadha u wada gorfayno xaajadeena ugubkaa. Saaxiibkay Daadir timo, oo baryahaan danbe...

“Safarkii Alle doonka, Curis cilmiyeysan! W/D: Xasan Cabdulle Calasow, Shiribmaal.

"Safarkii Alle doonka, Curis cilmiyeysan! W/D: Xasan Cabdulle Calasow, Shiribmaal.Oday ayaa wiil yar dhalay, dabadeed wuxuu siiyo ayow waayay, oo hugi ama hunguri ah "xoola ma qabin" "Beerna ma tacban jirrin"...

Haybtayda ayaa la igu nacay! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Haybtayda ayaa la igu nacay! (Sheeko gaaban) Waxaan daganaa Xaafadda Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid, magaalada waa Muqdisho, Dukaan ayaan ku lahaa isla xaafaddaas, dhalinyarana waan ahaa usoo baxay waqtigiisa markaa,....

SHEEKOOYIN