Curis

XASIL OO ILA GARO (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Dhaawaca: Q38aad                                                           ...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q8AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q8AAD  Daahir Guuleed, keddib qaadashada go'aan culus oo wax badan ka bedalayo nolashiisa iyo mustaqbalkiisa wuxuu ku taamayay in uu noqdo, wuxuu ka degay magaalada Qaahira...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q47AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q47AAD Maamma Dahabo, waa taa dib ugu soo noqotay Xaafaddii reer Maxaad Cali, kolkeey soo gashayba waxaa ku soo kala yaacay...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 37aad                                                             DAD WAXAA UGU LIITA Dad waxaa ugu liita kan buuqa naftiisa kala dul dhaca dadka aan...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q46AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q46AADDadkii goobta quraan saarka joogay waxay aad uga fajaceen dhibkaan reerka ku soo noqnoqday. Waxeey is tuseen ineey tahay uun...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 36aad                                                IS GARASHADA MA AHAN IS DHIIBISMararka qaar in aad saxdid khaladaadkaaga micnaheeda maahan in...

Bidhaanti i bi’isay! Q8AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

Bidhaanti i bi’isay! Q8AAD W/Q: Waxay baadi goobtaba  Bilan waxay soo heshay barta loogu hagaagayo Baashe,  Baashe waxaa usoo noqotey noloshiisii hore,  waxaana ka yaraadey xasuusta maalmihii qadhaadhaa ee werwerka...

Kalgacaylkii Kureynimada Q3AAD W/Q:Cabdisalaam Saciid Xaaji

Kalgacaylkii Kureynimada Q3AAD Gurigii ayaan imid anoo isku haysta nin guulaystay, caqabada ugu horreyso waxay iga haysatay nuuca taleefanka gabadha, oo shirkada guriga nuugu jirta midaan ahayn baa iyada ugu...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q7AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q7AAD Daahir sidi uu Muraad faray ayuu yeelay ,Muraadna wuxuu ugu yimid Suuqa khudaarta ee Cuteeqo hortiisa  oo ahayd halki uu Daahir mar labaad ka soo...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q45AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q45AAD Guriga Reer Maxaad Cali, waxaa ku qabsoomay quraan saarkii reerka, qaas oo ahaa qadmo kaamila 114ka oo la akhriyay iyo...

SHEEKOOYIN