Dib u milicsiga magaalada Muqdisho.1286 – 2011.
Q-3aad:- Marka aynu xusuus ahaan dib uga sii sheekeyneyno sooyaalka il milicsiga dhacdooyinkii taariikheed ee ilbaxnimada magaalada Muqdisho, waxaad dareemeysaa in ay magaaladu...
NAQDIGA: Hufidda aragtiyaha
Naqdigu waa: in la faaqido hadalka, oo kiisa san laga sooco kiisa xun. Si kale, haddii loo eegana wuxuu noqon kara: in aragtida qumman laga sooco midda...
Ma noolayaasha aan la noolahay!
Ma aqaan qaabka aan ku saaxiibnay iyo goortaba, waxaanse xusuustaa in anigoo 10jir ka yar aan la saaxiibay. Xilligaa oo ey saaxiibtinnimadeennu billow eheyd iyo...
Tahriibka tacsiyo kaliya ku ma filna!
Ugu horreyn, waxaan murugada la qaybsanayaa, dadka ay ehelkoodu ku dhammaadeen badda, dadkaas dhintay qaar aan garanayay waxay ahaayeen kuwo jaamacado ka baxay, oo...
Waa Gabay Baaq iyo Baroordiiq ah oo ka hadlaya Aafadii cuslayd ee ka dhacdey Badda u dhaxaysa waqooyiga Afrika iyo Qaarada Yurub ee Madeterian Sea, Aafadan ayaa aheyd mid...