Gabayga: gaf Rageed
Gabaygani magaciisu waa “ Gef rageed” waana gabay Garnaqsi ah, waxaan ku tilmaamayaa, God daloolooyinka iyo gulcubaha muuqda ee Ragga Soomaaliyeed, waxaan sidoo kale ku gubaabinayaa, haweenka...
Gabaygani waa gabay ku aadan, Sanadguurada 43aaad ee Qorista Farta Soomaaliga taasoo horseeday inuu Afku helo, Agab lagu kaydiyo iyo Afaaf laga soo galo , waxaan mahadcelin ballaaran u...