suugaan

Shirib: Dood dhexmartey Laashin Shiribmaal iyo Rw Itoobiya

"Waa dood na dhex martay aniga iyo Reysalwasaaraha  Itoobiya iyo Laashin Shiribmaal.   Laashinka   " Wajiya sharaf weecisee Wakiil tigree ma waalateen? RW: Itoobiya Ma waalane dad wiirsadaa Warma lasoo baxeen walaal, Laashinka Weelaan la buuxin waligiis Wadnaan baqeyn...

Garnaqsi Lammaane WQ: Ramla Gobdoon

Garnaqsi Lammaane   Labo sano ka hor caawa oo kale ayay is guursadeen Mahad iyo Maryan. Guurkooda ka hor iyo ka dib waxaa u dhexeeya kala duwanaansho ballaaraan, Maryan ayaase tabanaysa...

Muxuu yahay Doorka Hoggaamineed ee Dhallinyarada Maanta ?W/Q:Sunni Carays Fayte

Muxuu yahay Doorka Hoggaamineed ee Dhalinyarada Maanta ? Hubaal Dalku wuu Tabayaa Dhallinyaro isu taagta oo badasha hoggaanka iyo hormuudka maanta, lana timaado karti,Dadaal,Aragtifog,Aqoon,Maskax furnaan iyo Waliba Hal Abuurnimo Siyaasadi...

XIKMADAHA JIMCAHA IYO Mohamed Musa Sh.Noor

                               (1)      Abaal marinta Gaali iyo Muslim Muslimku wixii wanaag ah oo u qabto...

Geeraar: Calanyahaw loo hoobtey W/C Ibraahim Cismaan Afrax(Nolosha)

                    Waa geeraar loogu dabaaldego maalmaha gobonnimada umadda Soomaaliyeed,  sidoo kale  waa geeraar gubaabo iyo  baraarujin ah,  Hal abuurka  da'da yar ee   Ibraahim  Cismaan Afrax  ayaa   ugu talo...

Haldoorka Nolosha Waa Isaga! W/Q: Maxamed Mukhtar “Fuaad Yare”

Haldoorka  Nolosha waa isaga!! Saaxiib ka fiican, ka baarisan, kana deeqsinimo badan weligay maan arag mana arki doono. Yaraanteydii markaan soo garaadsaday ee caqli yeeshay ayaan ogaaday inuu ahaa garabkeyga...

Shirib dood oo dhexmarey Laashin Cabdi Nuur iyo Taliye Tuuryare.

  Waa shirib dood oo dhex maraya   Laashin Cabdi Nuur iyo taliyihi nabad sugida qaranka ee xilka laga qaaday Tuuryare, waxaa la googoosanayaa weydiimo iyo warcelino aan turaale ku jirine...

Geeraarka: Mas dil W/C: Ibraahim Cismaan Afrax (Ibrahim Nolosha)

          Waa geeraar  aad u murti iyo miisaan culus,  Hal abuurka  da'da yar ee  Ibraahim Cismaan Afrax  ayaa wuxuu ku soo gudbinayaa  sheeko xiiso  leh oo  ku saabsan  dareen iyo...

Maansada: SILLOOLLI! Curiye:- C/qaadir Mire Xasan (Bunka)

Maansada: SILLOOLLI! 1 Soomaali baan ahay 2 Silic baan ku noolahay 3 Adduunyada salkeediyo 4 Suqurjaan anaa galay 5 Si xun wax uga soo hela 6 Bal inaan silloonahay 7 Sadaaddadu...

Maansada: “SHUSHUBAN” Curiye: Cabdulqaadir Mire Xasan

Maansada: “SHUSHUBAN”   1-Anoo shiima dheertii 2-Shinbiruhu kacaayeen 3-Hurdo sii shubaayaan 4-Shalaw boday, oo kacay 5-Wax i shidaya mooyee 6-Waan shuuqay gebigey 7-Marki aan shuxdii dhigay 8-Sharraaxdna soo helay 9-Wixii igu shiddeysnaa 10-Waxaa la igu soo shubay 12-Maansadan “SHUSHUBANOO” 13-Sheekadeedu igu tiil 14-Illaa...

SHEEKOOYIN