Qolo maad tahay?! Q1AAD
Xaliimo waa gabadh reer Hargeysa ah, waxay dhameysay dhawaan Jaamacadda iyo hawshii waxbarasho ee ay muddoda soo waday, hadda waa guri joog, oo ma jirto, shaqo...
Waxa ay la wareegtay dhammaan shaqadii reerka. Subaxii waxa ay soo toostaa aroor hore si ay u aaddo Suuqa oo ay kasoo iibin jirtay qudaarta ay hooyadeed saarto miiska...