Sheeko

Dhunkashadii dhur beeshay! Q2AAd.

Dhunkashadii dhur beeshay! Q-2aad.                 Xaaji xintir oo wiilkiisa ku war geliyay inuu guursanayo gabar isaga la eg oo da’diisa ah, wuxuuna ku yiri «Wiilkeygiyow waxuu damac iga hayaa gabar facaa...

Qurbahaa i qiima tiray Q2AAD

Qurbahaa i qiima tiray!!!                         Waxaa igu batay wal-walkii iyo walaahowgii aan qabay, ibliis baa macallin ii noqday, waxaan dhibsaday dardaaran kastoo lay siinayo, waxaan isu arkay inaan ahay qof heysta...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q32AAD. Samatar

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q32AAD.             Waa la wada farxey, markaasaa loo dhaqaaqey qolkii Hanad oo cuntadii taallo Samatar keenay oo aan cidina afkaa saarin, waxaana si wada jir ah iyo walaalo...

QURBAHAA I QIIMA TIRAY: Q1AAD

                      QURBAHAA I QIIMA TIRAY!!! Arar & afeef.   Waa dhacdo dhaba oo aan dhalanteed mala awaal iyo mutuhis midna lagu larin, waxaa kaliya oo aan isku dayay si qoraal ahaana inaan usoo...

Qolo maad tahay Q2aad

  Qolo maad tahay Q2aad Xaliimo arrinkii reerkoodu doonayey way ka aqbashay go,aankii aabbaheed waa fullisay, siday iyaguna rabeena waa yeeshay oo waxay gudoomatey iney ducadooda bay qaadatay. Waxaana iyagoo kala maqan...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q31AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q31AAD. Hodan waa yara calool xumaatey, iyadoo guriga laga lahayn, haddana ma joogto, hooyo sidaa laxaw ugu haysa iyo aabbe og dhibka iyo dhiilada haysa.Waxay gashay qol...

Qolo maad tahay?! Q1AAD

Qolo maad tahay?! Q1AAD                         Xaliimo waa gabadh reer Hargeysa ah, waxay dhameysay dhawaan Jaamacadda iyo hawshii waxbarasho ee ay muddoda soo waday, hadda waa guri joog, oo ma jirto, shaqo...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q30AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q30AAD. Hanad wuxuu ku indho daraandarey, quruxda, habsamida iyo hannaanka isku dheelitiran ee ilaahay sareedo u abuurey, waxaadna mooda sida uu indhaha daymadeeda uga buuxsanayo nin aan...

KAASI WAA WIILKAYGA Qabytii 11aad (SHEEKO XIISE LEH) Qore:Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 11aad   Qorshihii Hani ee maalintaas dib ayuu u dhacay, waxaa la joogay xoogaa mudo kadibna waxaa la qabtay Arooskii farxaan sidaana lagu aqal geeyay, muddo yar kadib...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q29AAD

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q29AAD   Barroow inuu meesha joogo ma ogga Ciidanka Korneylka iyo kuwa Ilbir balse waxay ogyihiin meesha lagu ballamey keliya, waayo Abuu Salmaan uma sheegin asxaabtiisa in Hodan...

SHEEKOOYIN