Sheeko

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 25AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 25AAD.   Ilbir wuxuu go’aansaday, inuusan cid kale wax u sheegin, samatarna wuxuu ka codsaday inuu afkiisa haysto, isaguna wuxuu u dhaqaaqay siduu 24 saacadood gudahood ku...

Qandho jaceyl iyo guur qasab ah

Qanjo jaceyl iyo guur qasab ah Qeybtii 2aad Sanado badan ayaa ka soo wareegay markii Suleeqo loo keenay adeerkeed Samatar. Haatan waa gabar weyn oo qaan gaar ah. Waa tanoo misna...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 5aad Hani in su’aalo badan in ay sugayaan waa ogayd, waxbase uma arkin waxaas, wax walba waxaa uga darnaa xaalka ay ku sugnayd iyada iyo wiilkeeda inkastoo...

DANAYSI JACAYL! Q1AAD W/Q: Aamina Cabdillah

DANAYSI JACAYL! Q1AAD   Sahra way ku cusub tahay waddanka, waxay joogta muddo bila. Cid kama taqaanno magaaladda. Waxay guriga kula nooshahay ayeeyadeed. Sahra iyo ayeeyadeed waxay sugayan khad Maraykana. Cid...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q24AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q24AAD.     Ilbir oo la yaaban waxaa soo kordhay, daalkii xalayna qaba ayaa yidhi; “ Waayahay adeer, wax hadalana kuma darsan ee wuxuu u dhaqaaqay dhinaca baabuurka Korneylka” Waa lays...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 4aad Hani waxay ahayd gabadha Kaliya ee cideeda wax badana laga rajaynayay kalsooni badana lagu qabay, waana ku adkaatay runtii in ay ciddeeda u sheegto in ay...

Maansadda SUUBAN.

  Maansadda SUUBBAN, waa maanso wiil iyo gabadh si lama filaana ku kulmay,  ka dibna, haasaawe dhexmarey, iyagoo weliba dabaqaya dhaqanki Soomaaliyeed,  Wiilkii ayaa ka hadlaya,  habkii iyo qaabkey u...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 23AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 23AAD. Korneylkii oo dareemay in arrin murugsani jirto, ciidankiisana inuu furfurno u dhawyahay, haddii labada hoggaamiye isku dhacaan, laba colaadoodna ay dhex joogaan, mida koowaad oo...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 3aad   Waxaa I indha tiray jacaylk aan Cali u qabo, kaas oo Cadow iiga dhigay naftayda iyo mustaqbalka ay waalidkey ila damacsanaayeen, isla waalidkayna ii tusiyay kuwa...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q22AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q22AAD. Waxaa loo dhaqaaqay, Dhaawac gurid iyo Mayd aasid, Ilbir farruurta ayuu ruugayaa waa gaadmadii labaad, waxaa horre loo dhaawacay Korneylka, haddana waxaa loo socdaa waa isaga...

SHEEKOOYIN