Sheeko

Gaso, Ganuun, Gasiin Q1AAD & Q2AAD W/Q: Prof.Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun, Gasiin Q1AAD_Q2AAD "Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! "    “Gacan aan la aqoon kula tagtay! Maya, mid aan loo jeedin kula boodday. Maya, tuf iyo dabeyla xagaa ku bax!” Dadki hadalka maqlaayay...

Quraafaadka Faaliyaha Q1AADW/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Quraafaadka Faaliyaha   Q1AAD   Ma fara yara dhibaatooyinki ay geysatay Abaartii dabadheer 1973/1974 ka dhacday Goballa badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya.waxaa dhacday roob la’aan, waxaa aad u yaraaday biyihi, dhulkii...

Anigoo roon bay I rogtey Q4AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

Anigoo roon bay I rogtey Q4AAD Mahad wuxuu maanta   baashaalkii iyo wareegii uu ku damaashadaayey deegaankiisa cusub, wuxuu ku soo bartey dhallinyaro cusub oo u dhalatey waddanka, wuxuu aad uga...

Tolow Yaa Furay?? Q 9AAD W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 9aad.                                                  Say tiri 202 aa! Ma qolkayga? Hadda garatay qofka aan ujeedo inay iyada tahay filanwaa ayayse ku noqotay mar way kacdaa marna way fariisataa mar...

Hawl adduun iyo haddimo kalgacal Q7AAD W/Q : Cabdiwahaab Cabdulqadir Maxamud (Carab)

Hawl adduun iyo haddimo kalgacal Q7AAD Dhinaca kale Caasha iyo saaxiibadeed Farxiya maanta waxa ay isku soo raacen suuqa si ay u sameystaan dukaameysi, oo waxa ay ka faa’iideysanayaan waqtiga...

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 8aad.W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay?? Q8AAD Waxaan iri gartay maxaad sameesay marka? Waxuu yiri ma war kalaa yaal inta wacay baan u cudur daartay been iyo run waxaan sheegayba kadib waxaan ugu...

Dhacdo dhab ah:Waa Dawo ee Kuma jecli dheh W/Q Cabdiraxmaan Warmooge

WAA DAWO EE KUMA JECLI UN DHEH? Ragga kolka jacaylku gaadho, ee gabadhi qalbigiisa degto, wadnihiisa fadhiisato, laabtiisa bannaysato, ee indhihiisa xado, jidhkiisa iyo naftiisa ba yeellato, jilicsanaa, itaal daranaa,...

Habboon ma jinbaa? Q4AAD W/Q Cabdiraxmaan Warmooge

QAYBTA AFRAAD Galabtii ku xigtay ba anigoo maqaaxi Shaaha laga cabbo fadhiya ayuu nin gaabani ii yimi, salaan iyo codsi ah inuu ila fadhiisto ayuu iskukay raaciyay, anna waan ka...

Waqtigeennii wacnaa innagaa walaacinnay W/Q:Maxamed Cabdiqaadir Socdaal

Waqtigeennii wacnaa inagaa walaaciinay Habeenkii ayaa la gaaray waxaan soo fadhiistay fadhiga maadama aan gali doono sheeko muhiim u ah nafteyda, waxaan damiyay Talefishinkii ii daarnaan jiray xiligan oo kale...

Qorsheynta Qoyska W/Q Farax Sakhaawe

Qorsheynta Qoyska Cilmi waa wiil tobban jir ah, kuna dhashay oo ku nool dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaala madaxda Muqdisho. Cilmi reerkiisu waxey degganyihiin degmada Cabdicasiis. Waa arday dhigta dugsi...

SHEEKOOYIN