Quraafaadka Faaliyaha Q1AAD
Ma fara yara dhibaatooyinki ay geysatay Abaartii dabadheer 1973/1974 ka dhacday Goballa badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya.waxaa dhacday roob la’aan, waxaa aad u yaraaday biyihi, dhulkii...
Anigoo roon bay I rogtey Q4AAD
Mahad wuxuu maanta baashaalkii iyo wareegii uu ku damaashadaayey deegaankiisa cusub, wuxuu ku soo bartey dhallinyaro cusub oo u dhalatey waddanka, wuxuu aad uga...
Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 9aad.
Say tiri 202 aa! Ma qolkayga? Hadda garatay qofka aan ujeedo inay iyada tahay filanwaa ayayse ku noqotay mar way kacdaa marna way fariisataa mar...
Hawl adduun iyo haddimo kalgacal Q7AAD
Dhinaca kale Caasha iyo saaxiibadeed Farxiya maanta waxa ay isku soo raacen suuqa si ay u sameystaan dukaameysi, oo waxa ay ka faa’iideysanayaan waqtiga...
Tolow Yaa Furay?? Q8AAD
Waxaan iri gartay maxaad sameesay marka? Waxuu yiri ma war kalaa yaal inta wacay baan u cudur daartay been iyo run waxaan sheegayba kadib waxaan ugu...
QAYBTA AFRAAD
Galabtii ku xigtay ba anigoo maqaaxi Shaaha laga cabbo fadhiya ayuu nin gaabani ii yimi, salaan iyo codsi ah inuu ila fadhiisto ayuu iskukay raaciyay, anna waan ka...