Sheeko

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 7aad W/Q: Cabdifataax Xasan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 7aad. W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon) ................................... Waxaan iri gartay kadib Maxaa dhacay? Waxuu yiri maxaa kale dee saaxiib hawshiiba halkaas bay ka bilaabatay, dhallintii aan...

Maxaa loogu Gafaa kuwaan Gayin? W/Q: Cabdalla Weli

Maxaa loogu Gafaa kuwaan Gayin? Gumaystayaashii Soomaaliya soo maray ee Talyaaniga iyo Ingiriiska  ka hor dadka Soomaaliyeed waxay ahaayeen dad reer guuraa ah oo diinta Islaamka barta caruurtoodana bara waxaana...

Habeenkii mugdiga iyo Murugadda W/Q: Maryan Ibraahim Cali

Habeenkii mugdiga iyo Murugadda ---------------------------- Waxaan si degdeg ah u daaray moobelkeygii gacanta maadaama uu dansana maalintii oo idil, niyadda ayaan iska lahaa siduu kuu soo wacaayey wuu kugu soo daalay...

Meherkii Mugdiga! W/Q: Garaad yoonis Gajoome

Meherkii Mugdiga! Dadku dhammaantodo waxa ay ka simanyihiin ka warkeenidda waxa ayna arag ama ayna maqal , taasina waata ka danbaysa in ficil lagu dhaqaaaqo iyo in wax cusubla iba-furro....

Isku day minyaro, dhakhtar baan ku mutaystay! W/Q: Cabdiraxmaan Warmooge

“Isku day minyaro, dhakhtar baan ku mutaystay!” Afarta lambar ee kolkay isu tagaan sidan u qorma “2016” ayaan wax is beddel ah dhexdayadda ka abuurin. Muddada gaaban ee lammaanaaha aannu...

Anigoo Roon bay i rogtey W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Anigoo Roon bay  i rogtey. Mahad wuxuu u xidhxidhay Socdaal dheer oo laysaga gudbayo, waddamada Jarmalka , Swiska iyo Talyaaniga, Socdaalkaas oo dhulka ah, oo baabuur  lagu marayo, waa hubaal...

Abaaraha geeska Afrika W/Q Cali Cusmaan Buulle

  Inta aynaan u gelin abaaraha Soomaaliya iyo soo noqnoqodkooda,bal aynu yare jaleecno dhulka Soomaaliya iyo xaaladiisa joqrafiyeed,si ay inoogu sahlanaato bal in aynu helno meel aan ka abbaarno...

Hawl adduun iyo haddimo kalgacal Q6AAD W/Q : Cabdiwahaab Cabdulqadir Maxamud (Carab)

Hawl adduun iyo haddimo kalgacal Q6AAD Cali dib ayuu ugu soo noqday gurigoodii markiiba waxa qolka ugu soo gashay Cali hooyadii oo markii horaba sugaysay inta uu ka yimaado guriga...

Riyadii Rumawday! Q3AAD W/Q; Maryan Ibraahin Cali

Riyadii Rumawday! (qeybtii 3aad) ------------------------------------------ Waxaan imid xaafaddeyda xilli duhurradii ah. Sidii caadada ii ahayd, waan seexday, si jawiga aan u dejisto, maskaxduna u nasato. Waqti kooban ka dib, waan toosay,...

Tolow Yaa Furay Q6AAD W.Q. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

Tolow Yaa Furay?!                                                                                                      Waxaan iri Galinka dambena? Waxuu yiri su’aashaas xilli aan laftaydu iswaydiin jiray waa jirtay maalmihii hore markaan casariyaha soo doonto ee aan waayo asxaabtayda waan yaabi jiray,...

SHEEKOOYIN