Dhugasho kooban "GACAL IYO GAYAAN"
Gacal iyo Gayaan, waa buug sheeko faneed ah oo runtii anigu aan wax badan ka bartay, dad badan oo sidayda ahina ay ka...
Maansada Soomaali-baan ahay
Maansada soomaali-baan ahay, waa maanso aan shalay ka soo jeediyey xus iyo xasuus aan u sameynay dharaaraha Cawaale (Calanka iyo xornimada), laga soo billaabo 26-juun ilaa shalay...
GARBADUUB Q20AAD
Ciidankii uu soo diray Caddaawe markay meel ka dheer meeshii ay kala baxsadeen geeyeen ayay yidhaahdeen, intaas ka badan idin ma wadi karno ee dhinaca buuralayda ahna aada,...
Kulankeena hortiis hal maalin ayay i soo wacday waxay ii sheegtay in aan barri ugu marti ahay meel hebla.Waxay ahayd meel qurux badan aadna ugu fiican kaliyaysiga umaan baran...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 96aad
1-Malada ha xumayn
Marnaba ha halayn mala xun qof kaa aamusan oo kula hadlayn, maxaa yeelay, waxaa laga yaabaa...
GARBADUUB Q19AAD
Guhaad qoyskoodu waxaa ku dhacay kala irdhoow, labadii gabdhood waa la kala guursaday, hooyadiina hantidii yareyd ee ay yagleeshay geeridii ninkeeda kaddib, waxaa dhacay oo la wareegay dumaashigeed...
Barkintaydu waa dhagax
Sidii aan xalay ku seexday balanta aan naftayda la galay waxay ahayd inaan ku carraabo galabtaas meel omos ah, si aan habeenka xiga aan u arko...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 95aad
1-Dhibkaaga dartiis
Waxaa jiro xaalado iyo duruufo adiga kuu qaas ah, balse in aad si edebsan u hadasho...