Qormooyin

GARBADUUB Q23AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q23AAD Bile dheere waxa uu isu diyaariyey inuu hawlgalkiisii u dhaqaaqo oo duulaan ku qaado, deegaamadii loogu sheegay Guhaad, markuu is diyaariyey ayaa waxaa yimid xeradii Huruuse oo isna...

Billowgii xisbiyada siyaasadda islaamka.Q1AAD W/Q: Shaafici M. Axmed

Billowgii xisbiyada siyaasadda islaamka.Q1AAD Loolanka dhanka madaxtinimada ayaa abuurey, soo if baxa xisbiyo iyo kooxo siyaasadeed islaamka dhexdiis ah.Markii aan dib u eegno sooyaalka waxa aan ogaanaynaa loolankii ugu waynaa...

Falanqeyn-ta CAR-GARO W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow Shiribmaal

Falanqeyn-ta CAR-GARO Nolosha ka jirta tiyaatarka daah-laawe, waa tilmaan, turxaan bixin, tusaale, toosin iyo talo ku beegan toobiyaha is beddelka nolosha cusub, waxayna tusmo hordhac ah u tahay, bandhig qaab...

Doqonniimo waa shil! W/Q: Cabdisalaam M. Xersi

Doqonniimo waa shil! Doqonimadu  waa garasho gaabni, habacsanaan, damiir iyo dareen yari, fiiro la’aan, Go’aan xumo, fooJignaan  la’aan, iyo fulaynimo isku biiray, waxay dhashaa  oo ay bah wadaagaan han yari, meel xun joognimo,...

Halgamadi lagu hungoobey! W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Halgamadi lagu hungoobey! Ruuxii u halgama dad juhalo ah aawadood, waxa uu la mid yahay qof naftiisa dab qabadsiiyey si uu Wadada ugu iftiimiyo ruux indhoole ahMohamed Rashid Rida. Che Guevara...

Iftiiminta KAYMADOOW W/Q:- Xuseen M. Cabdulle Wadaad

Iftiiminta KAYMADOOW Keymadoow, waa buug mug-weyn oo tilmaamaya waaya la soo maray, waa buug sheeko-faneed ah oo si hufan uga hadlaaya mid ka mid ah waayihii murugada iyo xanuunka...

GARBADUUB Q22AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q22AAD Durtadiiba Dhuxuloow waxaa  uu diyaarsaday ciidankiisi, waxa uuna u kala qaybiyey laba qaybood  maxaa suurtagal ma ahayn inay wada baxaan, oo waxaa cabsi laga qabay haddii jabhaddu ka war...

Garsoorkii gurracnaa | W.Q: Ibraahin-Nolosha

Garsoorkii gurracnaa “Garsoorka marka muuqaal lagu muujinayo waa la indho-tirey, si  garsoor-darrada indho loogu yeelo. Markaas, garsoorku ma kala garanayp qofkii gar leh iyo kii gardaran; balse, garsoor-darradu qofkii ay doonto,...

GARBADUUB Q21AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q21AAD Ciidankii raacdada ahaa waxa ay la xidhiidheen Bile Dheere, waxa ayna u sheegeen oo ku wargeliyeen inay qabteen qaarna dileen raggii baxsaday, balse ay Afar ka mid...

KUFSIGA WAA KURBADA HAWEENKA. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

KUFSIGA WAA KURBADA HAWEENKA. Qaybta 1aad Sida bahalnimada ah ee uu ula dhaqmay ayaa Caaisha ka fogaysay ehelkeeda qaasatan ilma adeeradeeda iyada oo cuqdad xun u wada qaaday, qof kale...

SHEEKOOYIN