Nasiib darro ma calfan!!! Wuxuu la waday xiriir kalgacal muddo 3 sano ah isaga oo aan korkeeda taaban xitaa dhunkan una soo dhaawaan, daacad ayuu u ahaa codsi walba...
GARBADUUB Q25AAD
Maalinnimadii markii la wada hadlay ayaa odayaashii iska hoyaadeen oo nin weliba meeshuu ka yimid u carraabey, iyadoo is afgarad iyo heshiis lagu kala tagay.
Waxaa durtadiiba qorshe dejiyey Dhuuhe...