GARBADUUB Q29AAD
Oday Dirir waxaa uu baadi goob iyo baafis u galay siduu ku heli lahaa reerkiisii iyo guhaad reerkoodi, ugu dambeyn waxa uu ogaaday in reerkiisi ay ka guureen...
Falanqeynta Buug-sheekeedka Gaso,Ganuun iyo Gasiin
Gaso, Ganuun iyo Gasiin, waa buug-sheekeed u qoran hab caalamiya oo aan hore sidiisa oo kale loogu qorin afkeenna ama far-soomaaliba. Waa mid ku cusub...
Qaybaha xisbiyada
Xisbiyada siyaasadeed ee dunida ka jira sida ay ugu kala duwan yihiin dhanka aragtida ayeey kala jaad u yihiin qaab dhismeed kooda, haddaba annagoo ka duulaynaya qoraalladii hore oo...