Carra edeg ama ifkan aynu ku dul noolnahay ee Eebbe nagu abuuray, wax walba ee kor saaran waxa ay leeyihiin summad iyo sawrac u gaar ah oo lagu aqoonsado,...
Billowga xisbiyada Dunida Q2AAD
Waxaan doodi ka taagnayn kala aragti duwanaashaha in ay tahay arrin noolaha Eebbe ku abuuray. Sidoo kale waxaa kala jaad ah danaha bulshooyinka iyo baahidooda .
Haddaba noolaha...
Falanqeynta buugga Keymadoow
DHIGANAHAAN KAYMDOOW waxaa qoray Cabdullaahi Macalin Maxamuud (siyaasi) Waa buug sheeko sooyaaleed ah, balse, inta aanan dul tegin aan marka hore is dul taago erayga...
GARBADUUB Q24AAD
Guhaad isaga oo ku xisaabtamaya in ciidanka uu weerarayaa inuu yahay mid ka awood badan kana hub iyo gaadiid badan, wuxuu ku talo galay inuu u weeraro...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 97aad
1-Garo naftaada
Marka aad kala garato waxa naftaada ay dhab u doonayso iyo waxa aysan doonayn
waa marka aad...