Qoraallo

The Best Book on Somali Proverbs Aliqeyr M. Nur 

  The Best Book on Somali Proverbs  Aliqeyr M. Nur  September 21, 2018  ‘He who forgets the past, trails back to his ancestor’s vestige’. Relating to language, this saying imparts the impossibility of...

 Gabayga: GODGODAN Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

  Gabayga: GODGODAN   Ga'da maanso, guurowga gabay, amase geeraarka Murti gaafan, arar lagu gedfoo, gudub u liishaaman Gundhig hadale, hadaf gobannimoo, gelaya taariikhda Galayroow adaa goor walbaba, gaawahoow cula'e Iga gunud warbixin gaaban baan, gudogelaayaaye.   Gabagabo...

“Horta aniga ma i taqaan?” W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Horta aniga ma i taqaan?" W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Gaari qurux badan ayuu watay oo ah nuucii ugu dambeeyay oo soo baxa, Sida "BMW, TOYOTA COROLA, VW, OPEL ASTRA,...

Akqrisku waa furaha aragtida toolmoon W/Q: Cabdisalaan Macalin Xersi.

Akqrisku waa furaha aragtida toolmoon   Waxaa caddaan iyo madoow dadyoowga adduunku isku raaceen in aqrisku yahay furaha aragtida toolmoon iyo baraha nolosha jaad walba ay leedahay waana mid laga simanyahay,...

BARO BOQOL ERAY; Casharka 4aad W/D: Caliqeyr M. Nuur 

BARO BOQOL ERAY; Casharka 4aad Xilkas  – Xildhibaan Si aan u ogaanno kala duwanaanta ‘xilkas’ iyo ‘xildhibaan’waa in aan baranno macnaha horgalaha ‘xil’ iyo labada dibgale ee ‘dhibaan’ iyo ‘kas’. Xil: Ceeb;...

FILASHADI SHACNI FOORAR BAA U DAMBEEYEY: W/Q: Suldaan Nayruus

FILASHADI SHACNI FOORAR BAA U DAMBEEYEY: Bal eeg sida nin qurbejoog ah uu gabadhaasi u galay. Caku, dhib badanaa haddii qofka kaaga warramaya murugo uu soo martay, ay ilmo inta...

Dhibaatooyinka danyarta haysta W/Q: Abdi Hakim Shiekh Abdullahi Jama

Dhibaatooyinka danyarta haysta   Ka dib Burburkii Dowladdii Dhexe Ee Soomaaliya sanadkii 1991-kii ayaa waxa uu dalku galay xaalad ka duwan xaaladdii hore, waxaana guud ahaanba dalka ka qarxay dagaallo...

TALO  W/Q: Macallin Yuusuf Xasan

TALO  Toban arrimood oo talo iyo tusaale ah oo adduunku ku liibaanay kuna caano maalay. Ummadda Soomaaliyeed meel ay joogtaba dhibka ugu wayn ee haystaa waa caddaalad darro. Haddaba xaqsoor dhab...

BARO BOQOL ERAY Casharka 3aad W/D: Caliqeyr M. Nuur

BARO BOQOL ERAY Casharka 3aad Haliil  – Hamuun – Hilow Haliil –ka (m): Rabitaan ama go'aan maskaxeed, oo wixii la rabay lagu degdegayo. Waa eray  ka unkamay hal + liil. Hal: Mid; meel; xag; wax. Liil: Si...

Labo Xaawa Taako ( tee sax ah?). W/Q: Prof: Yaxye Sheekh Caamir

Labo Xaawa Taako ( tee sax ah?). W/Q: Prof: Yaxye Sheekh Caamir Dib u Eegidda Taariikhda. Qoraalku waa dheeryahay, laakin waxaan hubaa in wax badan oo kugu cusub ama si kale...

SHEEKOOYIN