Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal!
Markii Muwaadinka Soomaaliyed South Afirca lagu dilay Ilaahey ha u naxariistee, ayaa meel kasta oo ay Soomaali joogtay la isugu soo baxay,...
CAAL-WAA! Q:1AAD
Bilowgii hore ee nolosha ayey la bilaabatay wax-yeellada nooluhu isu geysto, mana ahan wax moorada maan-galka ka baxsan in aadanuhu dhiggiisa ku xad-gudbo, oo sunnada nolosha ayeyba qayb...
HAYB-WAAYID!
Hayb-tu waa tilmaamaha qof, walax ama bulsho ay kaga duwanyihiin inta kale ee la midka ah, waana lahaanshaha astaamo gaar ahaaneed oo la xiriira muuqaal, dhaqan, iyo il-baxnimo qeexi...