Qoraallo

GARBADUUB Q3AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q3AAD Dhibkaad martoba hortaa baa la maraye, inta Guhaad lagu dhigay iyo ka daranba waa soo maray Dirir, waxaa u dheerayd, koronto iyo weliba  in xiniinyaha bira looga qabto,...

Daruurtii la anbatay dabeeylaha W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Daruurtii la anbatay dabeeylaha "Luqadda siyaasadda waxaa loo qaabeeyey hab ay beentu u muuqaneyso run, dilkuna uu u muuqanayo ixtiraam" “George_Orwell” Nin murashax ah oo ku...

ILA TALI 32. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Waxaan ahay Xaas muddo Shan Sano, runtii nin wanaagsan oo i jecel anna aan jeclahay waan qabaa, guurkeena qurbaha ayuu ka dhacay. Guurkeena ma ahan mis si dhaqsa ah ku...

GARBADUUB Q2AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q2AAD  Guhaad markuu sidaa ugu jirey ammin dhawr maalmood ah, waxba iska doorin qaabkii loola dhaqmayey oo maalin walba iyo habeen walba inta la garaaco lagu soo tuurayey qolkii...

Ifafaalaha kacdoon ee Soomaaliya W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Ifafaalaha kacdoon ee Soomaaliya "Kolka uu halboowluhu ciriiri ku noqda dhiigga waxaa dhaca wadna-istaag, Kolka uu marinka wabigu ciriiri ku noqda biyaha waxaa dhaca fatahaad. Kolka uu mustaqbalku ciriiri ku noqda shacabka...

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH) Qaybta 1aad. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH) Qaybta 1aad. Social Media ayaa loo yaqaanaa haddaan af soomaaliyeenana waxaan dhihi lahaa Warbaahinta bulshada. Laga yaabee in si ka qurux badan sidan aad u dhigi...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 86aad   1-Nafta xakamee Nafta quruxdeeda waa xakamaynta, waa in aan loo ogolaan in waxa ay doonto ay samayso. haddii taas...

SIDA AAD RABTO MA HELI KARTID. Qore : Mohamed Musa Sh.Noor

SIDA AAD RABTO MA HELI KARTID. Adiga oo lahaan karo hammi badan oo aad u hayso qof noloshaada mar walba farax galsha aadna dhihi karto qofkaas muddo ayey naftaada u...

Dawladda Israaiilإسرائيل ee manta arliga Falasdhiinفلسطين ka dhisan.

Daliilka tegidda aan soo noqosho lahayn ee boqortooyada yahuudda Eray bixin: Banii Israaiilبني إسرائيل, Israaiilإسرائيل iyo Yahuudيهود (Kow) Banii Israaiilبني إسرائيل waxaa la yiraahdaa dhasha Nabi Yacquubيعقوب oo ahna Nabi Israaiilإسرائيل Calayhissalaamu. Banii Israaiilبني إسرائيل waa...

Garbaduub Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Garbaduub Q1AAD   Waxaa uu indhaha kala qaaday isaga oo la jiidayo labada garabna laba nin oo xooggani ka hayaan, faraha foodooda ama afka hore ee kabaha ay ku socodsiinayaan, wuxuu...

SHEEKOOYIN