Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH)
Qaybta 1aad.
Social Media ayaa loo yaqaanaa haddaan af soomaaliyeenana waxaan dhihi lahaa Warbaahinta bulshada. Laga yaabee in si ka qurux badan sidan aad u dhigi...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 86aad
1-Nafta xakamee
Nafta quruxdeeda waa xakamaynta, waa in aan loo ogolaan in waxa ay doonto ay samayso. haddii taas...
SIDA AAD RABTO MA HELI KARTID.
Adiga oo lahaan karo hammi badan oo aad u hayso qof noloshaada mar walba farax galsha aadna dhihi karto qofkaas muddo ayey naftaada u...
Daliilka tegidda aan soo noqosho lahayn ee boqortooyada yahuudda
Eray bixin: Banii Israaiilبني إسرائيل, Israaiilإسرائيل iyo Yahuudيهود
(Kow) Banii Israaiilبني إسرائيل waxaa la yiraahdaa dhasha Nabi Yacquubيعقوب oo ahna Nabi Israaiilإسرائيل Calayhissalaamu. Banii Israaiilبني إسرائيل waa...
Garbaduub Q1AAD
Waxaa uu indhaha kala qaaday isaga oo la jiidayo labada garabna laba nin oo xooggani ka hayaan, faraha foodooda ama afka hore ee kabaha ay ku socodsiinayaan, wuxuu...
Ha raali gelin ruux walba.
Oraah caan ah ayaa waxa ay tiraahdaa” raaligenta dadku waa wax aan la gaarin”
Wiil dhallinyaro ah ayaa waxa uu u yimid xarun caafimaad si uu...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 85aad
1-Qof walba
Dadka Alle xad ayuu u kala sameeeyay qof walbana waxaa haboon in uu ku ekaado xadka noloshiisa.
Ma...