Waa maxay calaamadaha garaadbadniddu?
Sifadda ugu wayn ee ay leeyihiin dadka maskaxda badani iyo summadda ugu wayn ee lagu garto qofka garaadka badan , waa inuu awood u leeyahay inuu...
Lama Filaan Q/8aad
Oday Maallin Barqadle waagaa ku baryay waxa uu ogaaday in sirtiisii ay bannaanka taal oo aan waxba u qarsooneyn, waa mar oo Minyarada wax badan buu qarinayay...
Lama Filaan Q/7aad
Bilan waxaa u cuntami waayay in arooskeedii ay muddo badan qabanqaabineysay in Aabbaheed u banbaxay.Talo ayaa ku caddaatay, ma taqaan si ay Aabbaheed u weyddiiso wixii dhacay...
Lama Filaan Q/6aad
W/ Q Abdulle Abdi Karim (Abka Xaaji)
Bilan yaab iyo amakaag bay ku noqotay waxa uu Xaange ka hadlayo, waxa ay rumeysan la'dahay inuu lug gooyo aan laga...
Xaaji Maxamad Axmad Liibaan ‘Axyaa Waddani’ iyo Kulanka “Islamic Literatures in Sub-Saharan Africa: Written and Oral Legacies”
Jaamacadda Napoli ‘L’Orientale’ waxaa lagu qabtay “The International Conference” oo cinwaankiisu ahaa “Islamic...
Toddobaadkii hore waxaa Perth nagu soo booqatay qoraa Nimco Noor oo ah qoraa qortay buugaag af Soomaaliga laga barto, sidoo kalena ah sheekaqore horay u qortay buug sheekafaneedda ah...