Qoraallo

Lama Filaan Q-8aad W/Q Abdulle Abdi KARIM (Abka xaaji)

Lama Filaan Q/8aad Oday Maallin Barqadle waagaa ku baryay waxa uu ogaaday in sirtiisii ay bannaanka taal oo aan waxba u qarsooneyn, waa mar oo Minyarada wax badan buu qarinayay...

LAMA FILAAN Q-7aad W/Q: ABDULLE ABDI KARIM (ABKA XAAJI)

Lama Filaan Q/7aad Bilan waxaa u cuntami waayay in arooskeedii ay muddo badan qabanqaabineysay in Aabbaheed u banbaxay.Talo ayaa ku caddaatay, ma taqaan si ay Aabbaheed u weyddiiso wixii dhacay...

LAMA FILAAN Q/6aad W/Q Abdulle Abdi KARIM (ABKA XAAJI)

Lama Filaan Q/6aad W/ Q Abdulle Abdi Karim (Abka Xaaji) Bilan yaab iyo amakaag bay ku noqotay waxa uu Xaange ka hadlayo, waxa ay rumeysan la'dahay inuu lug gooyo aan laga...

Xaaji Maxamad Axmad Liibaan ‘Axyaa Waddani’ iyo Kulanka “Islamic Literatures in Sub-Saharan Africa: Written and Oral Legacies”

Xaaji Maxamad Axmad Liibaan ‘Axyaa Waddani’ iyo Kulanka “Islamic Literatures in Sub-Saharan Africa: Written and Oral Legacies” Jaamacadda Napoli ‘L’Orientale’ waxaa lagu qabtay “The International Conference” oo cinwaankiisu ahaa “Islamic...

Qoraa Nimco Nuur iyo Australia

Toddobaadkii hore waxaa Perth nagu soo booqatay qoraa Nimco Noor oo ah qoraa qortay buugaag af Soomaaliga laga barto, sidoo kalena ah sheekaqore horay u qortay buug sheekafaneedda ah...

QAB IYO QUURSI: Faallo kooban | qore: Cali M. Diini

QAB IYO QUURSI Faallo kooban Maalin aan sidii u sii fogayn waxaa i soo gaaray labo bashqadood oo ay ku jiraan buugaag la iiga soo dhiibay Hargeysa, Nayroobi iyo...

Lama Filaan Q/5aad W/Q Abdulle Abdi Karim (Abka Xaaji)

Bilan  waxa ay u aheyd maalin farxadeed waa maalinkii arooskeeda, cilaankii iyo cusburkii baa ku xardhan, waxa ay dhegta ku heysaa hoolka meherka ka dhacayo wixii ka soo yeeri...

Lama Filaan Q/4aad W/Q Abdulle Abdi Karim( Abka Xaaji)

Waxa at tiri:Jamiilo on hadalkeeda Sii wadato Agteeda ayaan ku 15 jisaday daruufta iyo darxumada an la noolahay markaan arko iyo quruxda iyo heybadda asaageey ka muuqato iyo sida waalidkood...

Soo Koobidda Buugga “HILAADIN” W.Q. Faiza Diini

Soo Koobidda Buugga “HILAADIN” W.Q. Faiza Diini Hilaadin waan ka daahay aqrintiisa, haddana waxaan ku faraxsanahay in uu noqday fure aan ku galay badweyn xikmad, hal-abuur, talo waalid, dardaaran waayeel, iyo...

Lama Filaan Q/3aad W/Q Abdulle Abdi Karim (Abka xaaji)

Lama Filaan Q/3aad Jamiilo oo fadhiga toosinaysa xishoodkii Dumarnimo uu harreeyay dartii, qofka hor fadhiyaana uu yahay ninkii ay Cugatay balse aysan werwer ka qabin goobta kulanka ka dhacaya in...

SHEEKOOYIN