Qoraallo

Bilicda gabdhaha Soomaaliyeed. Qore: Bashiir Cali Xuseen(Barbaariye)

Bilicda gabdhaha Soomaaliyeed.   Miyi iyo magaalo meel kasta oo ay joogaanba bilicda ama quruxda gabdhaha Soomaaliyeed, wey isu dheelli tiran tahay, marka asal ahaan dhanka midabka laga eego madow iyo...

Mirihii aan abuuray kuma qasaarin W/Q; Nasra Abdi Osman “Nasra Bakaal”

Mirihii aan abuuray kuma qasaarin   Maryan  iyo Mullaaxa waxay ahaayeen deris, xaafad qura ku soo barbaaray, da’ ahaanna is la eg. Waxay daggan yihiin goob aan markasta colaaddeedu dhammaan,...

NABAAD GUURIN W/Q; Anab Diriye

NABAAD GUURIN    Waa maxay nabaad guur? Nabaad guur waa; Goob geedo leh, oo la gooyo ama abaari gurto. Geeduhu caadi ahaan waxay nolol u yihiin noolaha dhammaan, oo ay ku...

Duullaankii dad u ekaha. Qore: Cabdikariin Xuseen

  Duullaankii Dad u Ekaha.   Waa dalkii demmene ahaa iyo dadkiisii dhegwaynta ahaa, inkastoo colaadihii iyo dagaalladii sokeeye dhammaadeen,waayo aragnimo badan kama korodhsan waayihii xanuunka badanaa ee soo maray. Wax badan...

Qorshe Ganacsi. W/D; Bashir Hashi Dhore

Qorshe Ganacsi   Waa maxay qorshe Ganacsi?   Qaabka ugu fudud ee loo qeexi karo qorshe Ganacsi, waa; HAGE. Sidoo kale, waa jidkii aad u qaadi laheyd Hiigsigaaga iyo faahfaahinta  qorshahaga, si aad...

Xisaab la’aanta Dadkeenna iyo Qurbaha. Qore; Mohamed Musa Shiikh Noor

Xisaab la’aanta Dadkeenna iyo Qurbaha   Nin baa ku siiyay nolol ka wanaagsan tii aad ku noolayd, wuxuu ku siiyay nabadgalyo jismi, balse, kuma siin mid qalbi, oo wuxuu kugu...

Habow Siyaasadeed iyo Hoggaan la’aan! Qore; Yaxye Xaashi Maxamed

  Tan iyo markii talada dalka laga tuuray hoggaankii Kacaanka, dadka soomaalidu waxay raadinayeen, maamul hanta talada dalka. Hase ahaatee, isku day kasta waxaa hor istaagay awoodihii iska soo horjeeday,...

Maxaad Shirib ka taqaan? Q:1AAD W/D; Cabdiraxiim H. Galayr

Maxaad Shirib ka taqaan? Q:1AAD   Suugaan waa eray kulmiyana: hawraar kastoo hannaan, habdhac iyo heenso u gaara leh.Suugaannna asal ahaan waxay ka timaaddaa hadal, hadalkana waxaa loo kala saaraa: Tix iyo Tiraabama Hawraar iyo...

Xaq dhowr Waddankaaga W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

Xaq dhowr Waddankaaga   Allah wuxuu qof walba ku abuuray jacaylka uu u qabo Dadkiisa iyo degaanka uu ku dhashay, mana jiro runtii qof neceb dadka iyo deegaanka uu ka soo...

Duul la dayacay?!

Duul la dayacay? Sidaan u jiifay dhinacana furaashka ugu hayay uun baa iftiin aad mooddo in toosh laygu hayo indhaha iga qabtay. Sidii qof labada indhood laga qaley ayaan midba...

SHEEKOOYIN