Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Qoraallo
Qoraallo
Sirta ku duugan dacwaddii DF Somalia ay gelisay badda W/Q; Avv. Dr. Cabdulqadir Tallman
Maamulka Laashin
-
August 31, 2014
0
Sirta ku duugan dacwaddii DF Somalia ay gelisay badda (Heshiis qarsoodi ah) Magaceygu waa Avv. Dr. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed “Tallman” Waxaan ahay sharciyaqaan caan ka ah dalka iyo dibeddaba. Arrinka dacwadan...
SII AQRI
Qoraallo
Shirkadaha Caymisyada, Sanduuqa Lacagta Adduunka, Bankiga Adduunka iyo Colaadda Soomaaliya
Maamulka Laashin
-
August 31, 2014
0
Shirkadaha Caymisyada, Sanduuqa Lacagta Adduunka, Bankiga Adduunka iyo Colaadda Soomaaliya Afartan iyo afar kun ( 44,000) oo Qori ayay Dawladda Ingiriisku Sanadkii ina Dhaafay ee 2013,kii u Daabushay Soomaaliya,sida...
SII AQRI
Qoraallo
Ujeedka Dawladdnimo: ma dhisid baa mise waa dhawrid?! W/Q: Cabdiraxmaan Faarax Xaashi (cawaale)
Maamulka Laashin
-
August 30, 2014
0
Ujeedka Dawladdnimo: ma dhisid baa mise waa dhawrid?! Dhaqanka soomaaliyeed oo ku dhisan reer guuraannimo waxa uu saameeyey dhinacyda nolosha oo idil, sida xasilloonida siyaasadeed, nidaamka dhaqan-dhaqaale ee bulshadu leedahay...
SII AQRI
Qoraallo
Diihaalka colaadda iyo damqashadeyda! W/Q; Hodan Sheikh Cumar
Maamulka Laashin
-
August 29, 2014
0
Diihaalka colaadda iyo damqashadeyda! Waxaan ka mid ahay da’yarta soo koreysa. Waxaan dhashay dagaalladii ahalka intii lagu gudajiray. Ma arag dalka Soomaaliyeed oo nabad ah, dowladna warkeedaba daa. Waxaa ii...
SII AQRI
Qoraallo
Ma taqaannaa sababta ay u dhamaan la’dahay QABYAALADDU? Qalinkii Maxamed Xaaji
Maamulka Laashin
-
August 28, 2014
0
Ma taqaannaa sababta ay u dhamaan la’dahay QABYAALADDU? Wax kasta oo dunidan yaallaa waxay maraan 3 MEERTO, Way dhashaan, way koraan, deetana way dhintaan marka laga reebo QABYAALADDA Soomaalida…! Waxaan marka...
SII AQRI
Qoraallo
Xamaroow Khayaarkaa! W/D: Cabdinaasir Xersi Iidle
Maamulka Laashin
-
August 26, 2014
0
Xamaroow Khayaarkaa! Akhriste Hadaad Xamar tiqiin, Xamar Xamarkaad tiqiin ma ahan, hadaad og tahay iyo hadii kaleba Xamar waxa uu ahaa Magaalo si wayn laysugu soo dhoweeyo, oo si wanagsan...
SII AQRI
Qoraallo
CAQABADAHA KALADUWAN EE KU QABSADA ARDEYDA SOOMAALIYEED WADANKAN PAKISTAN
Maamulka Laashin
-
August 24, 2014
0
CAQABADAHA KALADUWAN EE KU QABSADA ARDEYDA SOOMAALIYEED WADANKAN PAKISTAN Hordhac Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, Nabadgalyo iyo Naxariisina Nabigeena Muxammad ah Allaha siiyo. Intaa kabacdi. Waa wax qofkastoo caqli lahi...
SII AQRI
Qoraallo
Ey Goonjab Qaba
Maamulka Laashin
-
August 24, 2014
0
Ey Goonjab Qaba Labaduba kuwaa maantadan isu cafaarijin, Iyo kuwaa berrito kale sii dhowrayaa, Mu'addin 'yaa kuudkii mugdiga uga qeylin: "Doqonnow! Ajirkiin ma yaal Halkaan iyo Halkaas ba!" ~ Cumar Khayyáam Rubaaciyaat (رباعيات خيام) Macallin Dhoodaan (AUN), isaga oo...
SII AQRI
Qoraallo
HEERARKA WAXBARASHO EE ARDEYDA SOOMAALIYEED LA YIMAADAAN WADANKAN PAKISTAN
Maamulka Laashin
-
August 24, 2014
0
HEERARKA WAXBARASHO EE ARDEYDA SOOMAALIYEED LA YIMAADAAN WADANKAN PAKISTAN Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, Nabadgalyo iyo Naxariisina Nabigeena Muxammad ah Allaha siiyo. Intaa kabacdi. Iskastoo eeysan jirin cid tirakoob...
SII AQRI
Qoraallo
DANJIROW INA AYAAD TAHAY?
Maamulka Laashin
-
August 24, 2014
0
DANJIROW INA AYAAD TAHAY? Inta dayaxu dhicis yahay Xiddiguna dhammeys noqon… Haddaan dhimashooy ku diido… Haddaan dhalashooy ku sheegto! ~ Abwaan Xuseen Aw Faarax Dubbad, Hees ARAR QABIIL JIRA ba, aniga ahaantay, sida aan rumays nahay, waxa iila...
SII AQRI
1
...
222
223
224
...
227
Page 223 of 227
SHEEKOOYIN
Dhadhanka walaaltinimada: W-Q : Abdulle Abdi Karim
June 15, 2026
Macalin iyo Xerow: W-Q Abdulle Abdi Karim
June 10, 2026
Hoos-Jooge ma Hambeeyo, W-Q Abdulle...
June 6, 2026
Jaceylkii Aw Yaxaas W-Q: Abdulle Abdi Karim
June 1, 2026
MITIRKUBADII XAAJI MACOW W-Q. Abdulle Abdi Karim (ABKA XAAJI)
May 25, 2026
LIIBAAN MALE ADDUUNYADA W/Q Cabdinuur Afeey
November 16, 2025
Cart
Your cart is empty!
Return to shop