Qoraallo

Barako ma ku jirtaa?! W/D: Nasra Maxamad Axmad

Barako ma ku jirtaa?!   Qisadan waxay ka hadlaysaa, u baarri noqoshada waalidka, waxayna dhacday waqti hore. Ninba wuxuu dhalay afar wiil. Wuu xanunsaday ninkii. Wiilashiisii mid ka mida, ayaa yiri; yaa...

Afar garood mayska garab dhalan karaan? W/Q: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Afar garood mayska garab dhalan karaan?   Waxaa la yiri; “Labo garood oo is ka garab dhalatay waa la arkay, balse, labo bilood oo is ka garab dhalatay la ma arag!”...

MAALMAHAYGII MUQDISHO; dhaqaalaha iyo ganacsiga Q5AAD W/Q: Bashiir M. Xersi

MAALMAHAYGII MUQDISHO; dhaqaalaha iyo ganacsiga Q5AAD   In kasta, oo aanan ganacsi iyo dhaqaale waxba ka aqoon, haddana, dhagadhagayntii, la sheekaysi dhaqaaleyahanno iyo wixii aan indhahayga ku arkay anoo ka duulaya,...

Mudane maammadan musharraxeedii ma tahay?! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Mudane maammadan musharraxeedii ma tahay?! Aniga oo la yaabban, hal ku dhigyada quruxda badan iyo sawirrada musharrixiinta ee la isku qoofalay, laguna dhejiyay boorarka magaalada Muqdisho, oo is weydiinaya; tolow...

Sideen u dilay Saceyga? W/Q: Hassan Mudane

Sideen u dilay Saceyga? Markii aan akhriyay sheekadii ahayd sacaaga dil waxaan ahaa arday dhigta jaamacadda Soomaaliya gaar ahaan kuliyada arrimaha bulshada, waxaan jaamacadda aadi jiray maalmaha khamiista iyo Jimcaha...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 14aad DHOOLA CADDAYNTA In aad dhoola caddayso micnaheeda maahan in aad faraxsanaato, ee waa muujinta kalsoonida naftaada iyo muujinta malaha wanaagsan ee aad Rabi ka rajaynayso, adiga...

Gaso Ganuun Gasiin (Q16aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

  Gaso Ganuun, Gasiin (Q16aad)  Si kastaba ha ahaatee, ma xuma in aad meelo kale war ka doonto, si aad u hesho wax udhow runta ama, haddii taas la waayo, wax...

Sheeko: Sida ay isugu naxariistaan kuwa aynu gaalada u naqaan.W/T Cabdisamad Baashe

Waxa aan la fadhiistay asxaabtayda maqaaxi aad looga yaqaanay magaalada Venice ee waddanka Talyaaniga, magaaladii laydhka iyo biyaha.Sidii aanu ugu raaxaysanaynay cabista Coffee-gayagii ayaa nin soo galay meheradii aanu...

Tab ama xeer mid uun ku taageer ubadkaaga Q1AAD W/Q: Nimco Noor

Tab ama xeer mid uun ku taageer ubadkaaga Q1AAD   Culimada qaar ka mid ah markay ay ummadda wacdinayaan, waxay inta badan ka sheekeeyaan sida Ilaahay u cadaabo addoomadiisa ciddii ku...

Shaqo Adag! WQ: Hassan Mudane

Shaqo Adag Guusha laguma gaaro xaglo laaban balse waxay kaaga baahan tahay shaqo adag. Qof walba wuu jecel yahay in uu iska guulaysto laakiinse su’aasha isweydiinta mudan waxay tahay imisa...

SHEEKOOYIN