U ISTAAG IIMAANKAAGA
Dadku way ku kala duwanaan karaan waxay ay Iimaan ahaan u aaminsan yihiin, balse waxaa jirta Qaacidda dadka oo dhan wada kulmisa, taas oo dhahaysa...
KAAS WAA WIILKAYGA
Qabytii 2aad
Waxaa dhacday in ay yimaadaan ciddii uu Cali ka dhashay, is marxabayn is waraysi iyo is barashab kadib, waxaa si lama filaan ah u cudurdaartay Aabahey...
155.
Dooli wuxuu ku laabtay Minneapolis, asagoo walaashiis soo arkay, nasiib wanaagna ay dhashay inti uu la joogay, wuxuu ka fekeraayay su'aalo uu waydiiyay Xasan Rooble, habeenki ay labadooda kaliya...